600 Deg Deg Dhagayso:Bandow Lagu Soo Rogay Garoowe iyo xaalado ah kala Gala! | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Dhagayso:Bandow Lagu Soo Rogay Garoowe iyo xaalado ah kala Gala!

Garoowe{Khaatumonews}Xili maalinta beri ah ay dhici doonto doorashada madaxtinimada Puntland ayaa waxaa goor dhoweyd warbaahinta kula hadlay gudaha magaalada Garowe taliyaha ciidamada Booliska Puntland Gen. Muxuyadiin Axmed Muuse.

HALKAN KA DHAGAYSO

Taliyaha ayaa sheegay in xaalad bandow ah oo xidhiidha dhaq dhaqaaqa baabuurta ah lagu soo rogay shacabka magaalada Garowe laga bilaabo Shanta galabnimo ee maanta ilaa ay ka dhacayso doorashada madaxtinimada Puntland.

Waxaan jiri doonin wax gaadiid ah oo gudaha magaalada Garowe lagu dhex arki doono ilaa maalinta beri ah, waxaana sidoo kale ciidamo lagu daadiyey qaybaha kala duwan ee magaalada.

Taliyaha ayaa sidoo kale sheegay in aysan cidna ka bixi doonin cidna soo gali doonin magaalada Garowe inta ay socoto doorashadu laga bilaabo galabta halka musharaxiinta iyo xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Puntland iyaguna loo ogol yahay gaadiid kooban.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Daawo:Faysal Cali Waraabe”Hargaysa Gudaafad Bay Noqotay
- Jan 24, 2021

Deg Deg::Dawlada Somalia Shuruud Adag ku xidhay Jubaland iyo Puntland,
- Jan 24, 2021
Wararkii ugu dambeeyey ee aan ka heleyno muranka ka taagan doorashada Soomaaliya ayaa sheegaya ...
Deg Deg:Puntland Oo Ciidan Amar Gaar ah Qaba U dirtay Badhan
- Jan 24, 2021
Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland, oo maalmo ka hor gaaray degmada Badhan, ayaa si ...
Fadeexad weyn: Dhaqaalle Xoogan Oo Bilkasta Barlamaanka Soomaaliya iyo Shaqaalaha Dawladu Siiyan Alshabaab.
- Jan 23, 2021
Xog hoose oo KhaatumoNews.com uu siiyay mid kamid ah Barlamaanka Soomaaliya, ee wakhtigiisu ...
Daawo:Musharax Beesha Isaaq Ka dhex Hadlayso Oo Fagaaraha la yimid Isaaq hala siiyo Magdhow,
- Jan 23, 2021