600 Deg Deg Daawo:Fadeexad Ka dhacday Hoolka Barlamaanka Puntland | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo:Fadeexad Ka dhacday Hoolka Barlamaanka Puntland

Garoowe{Khaatumonews}Waxaa ka dhacday hoolka barlamaarka puntland arrin aan hore loo arag kadib markii ay dhamaatay qudbad dhagaysigii musharixiinta madaxweyne loona daadagay qudbad dhagaysiga musharixiinta madaxweyne u xigeen,

Gudoomiyaha Baarlamanka ayaa hadlay wuxuu sheegay inay kusoo hareen hoolkii baarlamanka tiro aan ka badnayn 25 Xildhibaan iyo 2 Musharax oo kaliya oo midkood Gen Saciid Dheere yahay,intii kalena ay ka dareereen goobtii, iyadoo aan la fasaxin xilli ay halkaas ka socoto Khudbadihii ay jeedinayeen Musharaxiinta u tartamaya Madaxweyne kuxigeenka Puntland.

Hadalka Gudoomiyaha cusub ee Baarlamanka Puntland ayaa u ekaa fariin uu si toos ah ugu diray shacabweynaha Puntland si looga hortago musuqmaasuq iyo marin habaabin lagu sameeyo rabitaanka shacabka iyo baahida ka jirta dalka.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:Alshabab Qabsatay Deegaano Cusub,
- Jan 21, 2021
Wararka aan caawa ka heleyno deegaano ka tirsan gobolka Shabeellada Dhexe waxay sheegayaan in ...
Daawo:Nimco Dareen Oo Hees Yaab leh U Soo Qaaday Gobolada SSC,
- Jan 21, 2021

Deg Deg:Duleedka Buuhoodle Oo Lagu Dilay Nin Isaaq Ah,
- Jan 20, 2021
Waxaa Duleedka Magaalada Buuhoodle, Gaar ahaan Aaga Tuulada Dandan lagu dilay Nin Deegaan ...
Deg Deg Daawo:puntland Oo lacag Xoogan Duldhigtay Afhayeenka Al-shabaab,
- Jan 20, 2021
Guddoomiyaha gobolka Mudug ee dowlad goboleedka Puntland, Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) ayaa u ...
Ded-deg Daawo Video:- Wiil reer SSC ah oo ku dhiban Magafaha Liibiya
- Jan 20, 2021
Fadlan Caawi dhibane Axmed maxamed Cumar oo ka soo jeeda SSC oo ku dhibaateysam ...