600 Deg Deg Daawo Video:Qudbadii Gaas Oo Ruxday Hargaysa iyo Dhiig kale OO Ku Daata Sool, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Qudbadii Gaas Oo Ruxday Hargaysa iyo Dhiig kale OO Ku Daata Sool,

Madaxweynaha Puntland ee wakhtigiisu sii dhamaanayo isla markaasna kamid ah musharaxiinta u taagan xilka madaxtinimada Puntland ayaa si gaar ah uga hadlay arimo badan oo ay kamid yihiin dagaaladii ka dhacay Puntland Shantii sano ee uu xilka hayey, waxaana uu madaxweyne Gaas sheegay in uu yahay madaxweynihii ugu horeeyey ee u qalab qaata xoreynta gobolka Sool.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dagaaladii ka dhacay deegaanka Tukaraq ayuu u sheegay in uu qayb ka ahaa hawlgalka dibu xoreynta gobolka Sool ee xukuumaddiisa, waxaana uu sheegay in haatan ay ka go’an tahay dibu xoreynta gobolkaasi.

Dhismaha ciidamada Puntland ayuu si gaar uga hadlay, waxaana xusay in ciidamada uu tayeyn doono isla markaasna ay isku diyaarin doonaan hawlgalo ka dhan kooxaha argagaxisada ah iyo ciidamada Somaliland ee ku sugan qaybo kamid ah gobolka Sool.

Federaalisimka iyo dhismaha dowladda federaalka Somalia ayuu sheegay in Puntland ay door wacan ka qaadatay, waxaana uu sheegay in hadii uu noqdo mar kale madaxweynaha Puntland uu wax badan oo qabyo ah uu qaban doono.

Arrimaha lagu muransan yahay ee dhinacyada Somaliland iyo Puntland ayuu si gaar ah u abaaray, waxaana uu xusay in goboladda Sool, Sanaag iyo Cayn ay yihiin dhul Puntland ah isla mar ahaan taana ay ka go’an tahay dibu soo celin doonta.

Barnaamijyo horumarineed oo uu Puntland ka hirgeliyey ayuu ka hadlay, waxaana uu shacabka Puntland ku aamanay qaabka ay uga qayb qaateen hirgelinta qorshayaashaasi horumarineed.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Daawo:Nimco Dareen Oo Hees Yaab leh U Soo Qaaday Gobolada SSC,
- Jan 21, 2021

Deg Deg:Duleedka Buuhoodle Oo Lagu Dilay Nin Isaaq Ah,
- Jan 20, 2021
Waxaa Duleedka Magaalada Buuhoodle, Gaar ahaan Aaga Tuulada Dandan lagu dilay Nin Deegaan ...
Deg Deg Daawo:puntland Oo lacag Xoogan Duldhigtay Afhayeenka Al-shabaab,
- Jan 20, 2021
Guddoomiyaha gobolka Mudug ee dowlad goboleedka Puntland, Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) ayaa u ...
Ded-deg Daawo Video:- Wiil reer SSC ah oo ku dhiban Magafaha Liibiya
- Jan 20, 2021
Fadlan Caawi dhibane Axmed maxamed Cumar oo ka soo jeeda SSC oo ku dhibaateysam ...
Deg Deg:Go’aamo culus Oo Ka Soo Baxay Shir Buuhoodle Ka dhacay,
- Jan 19, 2021
Shir Nabadeed Caawa ka dhacay Buuhoodle oo Heshiis Hordhac ah Laga gaadhay senterka Qabalaha shaxda ...