Deg Deg DAAWO::Musharixiinta Madaxweynaha Puntland Ee Buuxiyay Shuruudaha iyo KU xigeenada Oo Hada La shaaciyay+Dhaqaalle Culus Ka Soo Xarooday,
Waxaa Goor-dhowayd lasoo gaba gabeeyay diiwaan gelinta musharaxiinta xilka madaxweynaha iyo ku xigeenka Puntland.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Gudiga doorashada madaxweynaha iyo kuxigeenka Puntland ayaa Goordhowayd ku dhowaaqay Musharixiinta Rasmiga ah ee is Diiwaan geliyey, Iyadoo Madaxwaynaha ay ku Tartami doonaan 21-Musharax Halka Madaxwayne ku xigeenka ay isku sharaxeen 11-Musharax.
Musharixiinta ayaa Sidoo kale waxaa kasoo Kasoo Xarooday Dhaqaalle Xoogan oo kamid ahaa Shuruudihii lagu xidhay.
21 Musharax oo u taagan Xilka Madaxwayne ayaa Bixiyey 21×20=$420,000, Halkan 11 Musharax oo u taagan Madaxweyne Xigeenka ay bixiyeen 11×10=110,000 , Iyadoona Wadarta guud ay tahay $530,000.

Loading...
Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.