dahabshiil

Deg Deg Daawo Video: Musharaxa Dhulbahante Ee Ugu Cad-cad Doorashada Puntland Qabashada Kursiga Madaxweyne

Cali Ciise cabdi oo ah siyaasi kasoo jeeda gobolada ssc ayaa ugu cad-cad musharxiinta puntlan isagoona la filayo inuu noqdo madaxweynaha puntland Ee shanta sane ee soo socota Halkan hoose riix daawo sababta.

Halkan Ka Daawo Video Xiiso Leh

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 5)

  1. Faarax dooxajoog says:

    Qabashada jagada madaxweyne ha PL. Ee Cali Ciise. Waxay wax ka be deyaysaa arimahan:
    1. Soo noqosho day gobolada maqan. Sool Sanaag iyo Cayn waxay si dhab uga mid noaonayaan PL.
    2. Waxaa aad u xoogaysanaysa midnimada reer PL. Iyo midnimada soomaaliyeed.
    3. Waxaa aad sare ugu kacaya dhaqaalaha PL. Dekeda Boosaaso waxay noqonaysaa deked Caalami ah oo badeena dahab ka soo degaa ay gaarayaan ilaa Ethiopia.

  2. Harti viva Horta says:

    War nintahoow odayga doonaya Zika
    Ee Arbacadii hore Wadankatimi dadka
    Haka horkeenin oo Qabiil hakadhigin
    Hadaad tidhaahdo odaygan dhuloz.
    Dee Dadkan Codeeyayaasha baarlamaanku
    Waa Qabiil Kuwa kasta.musharaxoodii baatartaamaya Ee Saxaafada intaatan Qorin
    Cilmiga Wararka looqoraa kahoreeye
    Dhumay baadka.imaan web.baad waxkuqoraysa
    Qoraalkaaga kafiirso Qabiil Waxba kuutariwaaye

  3. Maakhiri says:

    War nintahoow odayga doonaya Zika
    Ee Arbacadii hore Wadankatimi dadka
    Haka horkeenin oo Qabiil hakadhigin
    Hadaad tidhaahdo odaygan dhuloz.
    Dee Dadkan Codeeyayaasha baarlamaanku
    Waa Qabiil Kuwa kasta.musharaxoodii baatartaamaya Ee Saxaafada intaatan Qorin
    Cilmiga Wararka looqoraa kahoreeye
    Dhumay baadka.imaan web.baad waxkuqoraysa
    Qoraalkaaga kafiirso Qabiil Waxba kuutariwaaye

  4. DAACAD says:

    Cali meel aan laga ictiraafsaney oon waxna looga ogoleyn ayuuisku qaadey,sidii loogo tala galeyna wey ka yeeleen.
    Puntland reer ayaaku magacaaban oo isku dhiib dhiiba kursiga.
    Somaliland ayaa giacomo iyo qali durran lagana soo dhaweynayaa.

  5. DAACAD says:

    Qali furran laga soo dhaweynayaa ayaan u jeedey.




script>
Deg Deg:Muuse Biixi Oo Dagaal Iclaamiyay.
- Sep 21, 2019
Golaha wasiirada Maamulka SNM oo kulan ku yeeshay magaalada Hargeysa ayaa si adag ...
Deg Deg Daawo::Wasiir Ka Tirsan Xukumada Khayre Oo Iscasilay Siro Badana Kashifay,
- Sep 20, 2019
Waxaa goordhaw shaaciyay is casilaadiisa wasiir ku-xigeenkii wasaaradda xanaanada xoolaha dhirta iyo daaqa ee ...
DAAWO:Gabadha Ugu Samaynta Badan Dalka China Oo Ka Soo Jeeda Gobolada SSC,
- Sep 20, 2019
Shabakadda Khaatumonews,com waxaa Ay halkan Idiin ku soo Gudbinaysa Warbixin cajiib ah oo ...
Deg Deg Daawo:Ku Xigeenkii Axmed Madoobe Oo Gaadhay Nairobi,+Farmaajana UGu Baaqay Ka Soo Qeyb Galka Caleema Saarka,
- Sep 20, 2019
Magaalada Nairobi, ee caasimada Dalka kenya waxaa gaadhay madaxweyne ku xigeenka labaad ee Maamulka ...
Deg Deg Daawo:Hargaysa Oo Lagu Qabtay Kulan Midnimada Somalia Looga Hadlaayo,
- Sep 20, 2019
Hay’ada Iom oo Kamida Haayadaha Ka hawlgala gudaha Hargaysa ayaa tababar ay soo ...