600 Deg Deg:Somaliland iyo Kooxaha Lamidka ah Ee Qaran Diidka ah Oo Caawa Quustay, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg:Somaliland iyo Kooxaha Lamidka ah Ee Qaran Diidka ah Oo Caawa Quustay,

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa ogolaaday go’aankii kasoo baxay dowlada Federaalka Soomaaliya ee dalka looga ceyriyay Ergaygii Soomaaliya u qaabilsanaa Qaramada Midoobay Nicholas Haysom.

Afhayeen u hadlay Qaramada Midoobay oo lagu magacaabo Farhan Haq ayaa sheegay in Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ergay cusub usoo magacabi doono Soomaaliya, kadib markii lagu guul dareestay in la xaliyo ceyrintii Haysom.

“Xoghayaha guud wuxuu si qoto dheer uga qoomameeyay go’aanka Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xoghayaha Guud wuxuu kalsooni buuxda ku qabaa Mr. Haysom oo shaqado badan soo qabtay” Ayaa lagu yiri Qoraalka uu soo saaray Farhan Xaq.

Qoraalka kasoo baxay Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in shaqaalaha UNka aan loo adeegsan karin “Persona non grata” sida uu qabo heshiiska Viienna 1961-dii, waxaa la sheegay in qaramad midoobey aan dal aheyn.

Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobay ayuu sheegay Afhayeenka in uu soo magacaabayo Ergay cusub si uu shaqada halkeeda uga sii wado, waxa uuna xusay in Qaramada Midoobay ka go’an tahay xaqiijinta horumarinta shaqada Qaramada Midoobay.

Go’aanka uu qaatay Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ayaa kusoo aadaya kadib markii dowlada federaalka ku adkeesatay in uusan marnaba dalka kasii shaqeyn karin Ergaygii hore ee Qaramada Midoobay u qaabilsanaa Soonaaliya Nickolas Haysom

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Daawo:Nimco Dareen Oo Hees Yaab leh U Soo Qaaday Gobolada SSC,
- Jan 21, 2021

Deg Deg:Duleedka Buuhoodle Oo Lagu Dilay Nin Isaaq Ah,
- Jan 20, 2021
Waxaa Duleedka Magaalada Buuhoodle, Gaar ahaan Aaga Tuulada Dandan lagu dilay Nin Deegaan ...
Deg Deg Daawo:puntland Oo lacag Xoogan Duldhigtay Afhayeenka Al-shabaab,
- Jan 20, 2021
Guddoomiyaha gobolka Mudug ee dowlad goboleedka Puntland, Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) ayaa u ...
Ded-deg Daawo Video:- Wiil reer SSC ah oo ku dhiban Magafaha Liibiya
- Jan 20, 2021
Fadlan Caawi dhibane Axmed maxamed Cumar oo ka soo jeeda SSC oo ku dhibaateysam ...
Deg Deg:Go’aamo culus Oo Ka Soo Baxay Shir Buuhoodle Ka dhacay,
- Jan 19, 2021
Shir Nabadeed Caawa ka dhacay Buuhoodle oo Heshiis Hordhac ah Laga gaadhay senterka Qabalaha shaxda ...