600 Deg Deg:Dowlada Somalia oo Ka Mamnuucday Soomaaliya Wakiilka Qaramada Midoobay | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg:Dowlada Somalia oo Ka Mamnuucday Soomaaliya Wakiilka Qaramada Midoobay

Qoraal kasoo baxay Wasaarada Arimaha Dibadda Xukuumada Soomaaliya ayaa lagu sheegay  in Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Amb. Nicholas Haysom aan laga rabin dalka  kana shaqeyn karin.

Wasaarada Arimaha Dibada qoraalka kasoo baxay ayaa lagu xusay in Amb. Nicholas Haysom uu jabiyay hab maamuuskii iyo dhaqankii ku haboonaa Xafiiska Qaramada Midoobey, si bareer ahna u farageliyay Madax bananida Soomaaliya.

Qoraalka kasoo baxay Dowlada Soomaaliya ayaa jawaab u ah qoraal uu shalay soo saaray Wakiilka Qaramada Midoobay uu uga dalbanayay Wasaarada Amniga in ay cadeyso xarigii Abuu Mansuur iyo rabshadihii ka dhashay Doorashadii Koonfur Galbeed.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Daawo:Nimco Dareen Oo Hees Yaab leh U Soo Qaaday Gobolada SSC,
- Jan 21, 2021

Deg Deg:Duleedka Buuhoodle Oo Lagu Dilay Nin Isaaq Ah,
- Jan 20, 2021
Waxaa Duleedka Magaalada Buuhoodle, Gaar ahaan Aaga Tuulada Dandan lagu dilay Nin Deegaan ...
Deg Deg Daawo:puntland Oo lacag Xoogan Duldhigtay Afhayeenka Al-shabaab,
- Jan 20, 2021
Guddoomiyaha gobolka Mudug ee dowlad goboleedka Puntland, Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) ayaa u ...
Ded-deg Daawo Video:- Wiil reer SSC ah oo ku dhiban Magafaha Liibiya
- Jan 20, 2021
Fadlan Caawi dhibane Axmed maxamed Cumar oo ka soo jeeda SSC oo ku dhibaateysam ...
Deg Deg:Go’aamo culus Oo Ka Soo Baxay Shir Buuhoodle Ka dhacay,
- Jan 19, 2021
Shir Nabadeed Caawa ka dhacay Buuhoodle oo Heshiis Hordhac ah Laga gaadhay senterka Qabalaha shaxda ...