600 Deg Deg:C/wali Gaas Oo Safar Qarsoodi Ah Kaga Baxay Garoowe? | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg:C/wali Gaas Oo Safar Qarsoodi Ah Kaga Baxay Garoowe?

Garoowe{Khaatumonews}Wararkii ugu dambeeyey ee ku soo dhacaya warbaahinta Khaatumonews ayaa sheegaya in madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas uu safar aan horay loo shaacin ku tegey gobolka Mudug.

Madaxweynaha Puntland ayaa booqashaddii aysan ka warqabin Waxgaradka iyo Bulshada Gaalkacyo, waxaana la sheegay in gudaha Madaxtooyadda Gaalkacyo uu kula shirsan yahay qaar ka mid ah Saraakiisha Ciidamada.

Safarka deg deg ah ee madaxweynaha Puntland ayaa ku soo aadday xilli la filayo galinka dambe ee maanta in la shaaciyo xubnaha ka mid noqonaya Baarlamaanka cusub,iyadoo dhaqdhaqaaq arrinata la xiriira laga dareemayo magaalada Garoowe.

Cabdiweli Gaas, oo ah musharrax madaxweynaha ayaa sidoo kale culeys badan kala kulmaya qaar ka mid musharraxiina u tartamaya xilka madaxweynaha, kuwaas oo horey u sheegay inay dadaal ku bixin doonan sidii uu isbeddel uga dhici lahaa Puntland.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
DAAWO:-Horgal Qambi Oo Ka Hadlay Ninkii Habar Jeclo Duleedka Buuhoodle Lagu Dilay,
- Jan 22, 2021

Deg Deg:Geeli Habar Jeclo laga Dhacay Oo La qabtay,
- Jan 22, 2021
Waxgaradka Buuhoodle, ayaa soo qabtay geel Laga dhacay Beesha Habar Jeclo oo dhawaan geelaas ...
Hadeer waxaa hadhay in dadka iyo masaajidada la iibsado marka la eego waxa ka socda laascaanood
- Jan 22, 2021
Laascaanood maanta waxay maraysaa halkii ugu xumaa waxaa biloday in la iibiyo dhulkii danta ...
Deg Deg:Alshabab Qabsatay Deegaano Cusub,
- Jan 21, 2021
Wararka aan caawa ka heleyno deegaano ka tirsan gobolka Shabeellada Dhexe waxay sheegayaan in ...
Daawo:Nimco Dareen Oo Hees Yaab leh U Soo Qaaday Gobolada SSC,
- Jan 21, 2021