600 War Deg Deg Ah:Qarax Culus Oo Laga Maqlay Gudaha Magaalada…. | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

War Deg Deg Ah:Qarax Culus Oo Laga Maqlay Gudaha Magaalada….

Baladweyne{Khaatumonews}Wararka naga soo gaaraya Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in qarax goordhow uu dhacay Magaladaas.

Dad  ku sugan Baladweyne ayaa waxa ay sheegeen in jugta qaraxa guud ahaan Magalada Baladweyne laga maqlay.

Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in qaraxa uu ka dhacay agagaarka Xarunta Maamulka Gobolka Hiiraan,waxaana welina la ogeyn waxa uu ahaa qaraxaas iyo khasaaraha ka dhashay.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Ded-deg Daawo Video:- Wiil reer SSC ah oo ku dhiban Magafaha Liibiya
- Jan 20, 2021
Fadlan Caawi dhibane Axmed maxamed Cumar oo ka soo jeeda SSC oo ku dhibaateysam ...
Deg Deg:Go’aamo culus Oo Ka Soo Baxay Shir Buuhoodle Ka dhacay,
- Jan 19, 2021
Shir Nabadeed Caawa ka dhacay Buuhoodle oo Heshiis Hordhac ah Laga gaadhay senterka Qabalaha shaxda ...
Deg Deg:Taliyihii Isaaq Ee Fara Xumeeyay Maxaabiista Jeelka laascaanood Oo Baxsaday iyo Dhaawac Soo Gaadhay
- Jan 19, 2021
Waxaa Goordhaweyd baxsaday oo si dhuumasho ah uga cararay magaalada Laascaanood, Taliyihii Xabsiga dhexe ...
Deg Deg; Daawo Goodax Barre Oo Eedayn U Jeediyey Famaajo
- Jan 19, 2021
Wasiirkii Hore Ee Waxbarashada Dawlada Fedraaalka Soomliya Goodax Barre Oo Eedayn U Jeediyey ...
Deg Deg:Weerar Ka Dhacay Kismaayo
- Jan 19, 2021
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar xalay ka ...