600 Deg Deg:Xaalada Buuhoodle Oo Kacsan Saaka iyo Wararkii Ugu Danbeeyay, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg:Xaalada Buuhoodle Oo Kacsan Saaka iyo Wararkii Ugu Danbeeyay,

Waxaa Maanta magaalada Buuhoodle laga Dareemaya Xaalad Kacsanaan ah taaso ka dhalay Dil shalay Ka dhacay Magaalada Buuhoodle.

Buuhoodle ayaa lagu dilay shalay marxuum cabdirisaaq carab oo ilaa hada sida wararku nagu soo gaadhayan aan la aasin.

Saaka ayaa balantu ahayd in beesha dilka geesatay ay usoo gacan galiso beesha kale si ay uqisasato balse nasiib daro waxaa xoog kula baxay gacanku dhiiglaha ciidamo hubaysan oo beesha ah.

Intaas kadib waxaa goobtu isku badashay mid xiisad adag ah waxaana laga cabsi qaba dagaal beeleed sabab u noqda fakashada dhagarqabaha.

Sida wararku nagu soo gaadhayan ninka la dilay ayaa ka soo jeeda beesha barkad halka ninka wax dilayna uu ka soo jeedo beesha cali gari.

Isku soowada duubo Labadan Beelood ayaa mudo hore waxaa uu dagaal ku dhexmaray deegaanka Higlada taaso heshiiska ay beelahaasi gaadhen ay kamid ahayd in qofkii wax dila isna la soo dhiibo lana qisaaso waxaana muuqda in qodobkaasi jabay

KHAATUMONEWS.COM

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:Dil Ka Dhacay Buuhoodle iyo xaalada Oo Kacsan
- Jan 13, 2021
Waxaa Magaalada Buuhoodle Ka dhacay Dil salka ku haya dil dhawaan Ka ...
Gunimada Hadhaysay Reeraha Dhulbahante Ee Safafka ugu jira Diiwaangalinta isaaq iyo Sida caqliga Looga Dilay
- Jan 12, 2021
Maamul Beeleedka SNM Deegaano kamid ah Gobolada SSc oo u badan Tuulooyin waxaa ...
Muuse Biixi iyo Faroole Ka Wadahadlay Nabad Galyada Diiwaangalinta Sool iyo Sanaag
- Jan 12, 2021
Maamul beeleedka SNM ayaa Kawada Diiwaangalinta Doorashada Golaha Wakiilada iyo Deegaanka Maamulkaas Qeybo ...
War Culus Oo Ka Soo Kordhay Caaqilkii Buuhoodle Lagu Dilay,
- Jan 12, 2021
Iyadoo Magaalada BuuhoodleXarunta Gobolka Cayn lagu dilay mid kamid ah Cuqaasha Magaalada, ayaa arrinkaasi ...
Deg Deg:Caaqil Lagu Dilay Gudaha BUUHOODLE,
- Jan 11, 2021
Waxaa Goordhaweyd Magaalada Buuhoodle Xarunta Gobolka cayn lagu dilay mid kamid ah Cuqaasha Buuhoodle, Caaqilka ...