Deg Deg Daawo Video:Dawlada Somalia Oo Hada shaacisay War Argagax Ku Noqday Somaliland.
Dawlada Soomaaliya ayaa shaacisay in tartanka Kubada Cagta Ee Maamul Goboleedyada soomaaliya uu dhawaan ka furmaayo Muqdisho.
Bisha April ee Sanadka 2019 Ayay Sheegtay dawlada soomaaliya in tartanka ciyaaraha Dawlad goboleedyda soomaaliya uu xamar ka furmaayo islamarkaana maamulka Somaliland Qeyb ka yahay.

Loading...
Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.