600 Cali Ciise Cabdi Afar Qodob ayaa Ka Hor Taagan Doorashada Puntland Heer Madaxweyne ‘Haku Xidho Damiirkaagu’ | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Cali Ciise Cabdi Afar Qodob ayaa Ka Hor Taagan Doorashada Puntland Heer Madaxweyne ‘Haku Xidho Damiirkaagu’

48 Saacadood ee la soo Dhaafay Baraha Bulshada Waxaa Qabsaday Hadal haynta Waxaa xilka madaxweyne Usharaxan Mudane Cali ciise Cabdi oo Ah Shaqsi can Ka dhex ah soomaalida ahna Masuul Ka soo jeeda Gobolada SSC.
Hadaba Cali ciise In uu Noqdo Madaxweyne Puntland Dadka Siyaabo kala duwan ayay uga hadlen Walow la odhan Karo Boqolkiiba 80 wey Soodhaweeyen.Dadka SSC ,

Ka cabdinuur ahaan Markan Eegay Musharaxnimada Cali ciise Waxaan is weydiiyay Tolow Cali Ciise Ma isagan Iska qaadin afartan Isbaaro ayuu U Hanqal taagaya Xilka Qufulan 20 Sano ee Puntland

Sida aynu wada og nahay Inaad Noqoto Madaxweyne Puntland Waxaa Kaga Beegan oo ugu weyn 66 Xildhibaan oo Si beelaysan loo Soo Doorto

Qodobka Koobaad Ee Xildhibaanada Lagu Soo Baxo.

Cali ciise Beesha Uu ka soo jeedo SSC Waxa ay Ku leedahay Barlamaanka 17 Xildhibaan Mana jirto sheer ama Siyaasad u Dajiyan Beesha Dhulbahante ama ay Kula saaxiibi karto beel kale Si ay u helan Xilka madaxweyne Ee puntland oo Iskaba daa Cid Ay Soo jiitane 17 Xildhibaan Ee SSC ayaa ah kuwo Aan Gacan ku jirin.

Dhulka Maqan

Qodobka Labaad ayaa ah Dhulkii SSC oo Maqan gacana ugu jira Cadow Waana Tiirka labaad ee Cali ciise Hortaagan Qofku waxaa uu dagaalka ka Abaabula Aqalkiisa marka uu duulaan qadaayo ee Guushu Maaha Dusha kaga imow Garowe.

Siyaasada Majeerten Waa Hagbad


Qodobka Sadexaad Ee cali Ciise Hortaagan ayaa ah Siyaasada Majeerten oo ah Mid Dhinac Kararan oo Majeerten Laftiisu aanu u Sineen waxaana jira Hagbad Caan Baxday oo Beelaha Maxamud Saleeban isugu dhii dhiiban xilka Madaxweyne Ee Puntland.


Qodobka Sadexaad Ee cali Ciise Hortaagan ayaa ah Siyaasada Majeerten oo ah Mid Dhinac Kararan oo Majeerten Laftiisu aanu u Sineen waxaana jira Hagbad Caan Baxday oo Beelaha Maxamud Saleeban isugu dhii dhiiban xilka Madaxweyne Ee Puntland.

Qodobka Afraad ayaa ah Cali Ciise Cabdi Waxaa ay U arkan Maxamuud Saleebaan Nin Saaxiib dhaw la ah Cali Khaliif galaydh Shakina Leh,

””Haku Xidho Damiirkaagu’

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:Muqdisho Laga Dajiyay Dhaawac Aad U Badan oo laga Qaaday Baladxaawo
- Jan 26, 2021
Magaalada Muqdisho waxa xalay la gaarsiiyay dhaawacyadii ku soo dhaawacmay dagaalkii degmada Beled-xaawo ku ...
Kenya Oo Soo Saartay Qoraal u muuqda ku Digasho Dagaalka Somalida ku dhexmaraya Baladxaawo
- Jan 25, 2021
Dowladda Kenya ayaa war rasmi ah oo kasoo saartay dagaalladii xalay illaa saaka ka ...
Deg Deg Daawo:Dawlada Somalia Soo Qabatay Maxabiis badan ay Ku sheegtay Ciidanka Jubaland
- Jan 25, 2021

Deg Deg Daawo:Ciidanka Jubaland Oo Gudaha Baladxaawo Isaga Duubay Muqaal.
- Jan 25, 2021
Ciidanka Jubaland ee Gudaha u galay magaalada Baladxaawo ayaa muqaal iskaga duubay Gudaha ...
Deg Deg:Dagaal Culus Oo Ka socda Balad-xaawo iyo Saraakiil lagu Dilay,
- Jan 25, 2021
Dagaal culus ayaa xalay ilaa saaka ka dhacay degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo, ...