600 War Deg Deg Ah:C/wali Gaas Oo Xilka Qaadis Sameeyay Saaka. | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

War Deg Deg Ah:C/wali Gaas Oo Xilka Qaadis Sameeyay Saaka.

Garoowe{Khaatumonews}Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas) ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyaha gobolka Mudug,Xassan Maxamed Khaliif(Abgaalow).

Dikreeto Sabtida saaka ah ka soo baxday xafiiska madaxweynaha oo xilkii looga qaaday mudane Abgaalow ayaa sidoo kale lagu magacaabay guddoomiyaha cusub ee gobolka Mudug,Cabdulqaadir Xuseen Nuur(Dirir).

Abgaalow ayaa xilkan loo magacaabay 23 December sannadkii 2015,wuxuuna xafiiska joogay mudda saddex sano ah.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:Puntland Oo Ciidan Amar Gaar ah Qaba U dirtay Badhan
- Jan 24, 2021
Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland, oo maalmo ka hor gaaray degmada Badhan, ayaa si ...
Fadeexad weyn: Dhaqaalle Xoogan Oo Bilkasta Barlamaanka Soomaaliya iyo Shaqaalaha Dawladu Siiyan Alshabaab.
- Jan 23, 2021
Xog hoose oo KhaatumoNews.com uu siiyay mid kamid ah Barlamaanka Soomaaliya, ee wakhtigiisu ...
Daawo:Musharax Beesha Isaaq Ka dhex Hadlayso Oo Fagaaraha la yimid Isaaq hala siiyo Magdhow,
- Jan 23, 2021

DAAWO:-Horgal Qambi Oo Ka Hadlay Ninkii Habar Jeclo Duleedka Buuhoodle Lagu Dilay,
- Jan 22, 2021

Deg Deg:Geeli Habar Jeclo laga Dhacay Oo La qabtay,
- Jan 22, 2021
Waxgaradka Buuhoodle, ayaa soo qabtay geel Laga dhacay Beesha Habar Jeclo oo dhawaan geelaas ...