600 Deg Deg Daawo Video:Galan Oo U Hanjabay C/wali gaas Kadib Markii Loo Xoog sheegtay Shalay, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Galan Oo U Hanjabay C/wali gaas Kadib Markii Loo Xoog sheegtay Shalay,

Garoowe{Khaatumonews}Musharaxa madaxtinimada Puntland ee doorashada 2019 Maxamed Gallan ayaa ka hadlay tallaabadii maamulka degmada Garoowe uga joojiyey inuu khudbad ka jeediyo barxadda magaalada Garoowe.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Maamulka degmada Garoowe oo cuskanaya awaamiirtii ammaanka ayaa sheegay in tallaabadaan loo qaaday kadib markii Gallan uu iska diiwaangelin waayey xafiiska si loola socdo ammaanka caasimadda iyo dhaqdhaqaaqyada oo dhammaan musharixiintu mareen.

Galan oo taageerayaashiisa la hadlayay ayaa yiri” Cabdiweli iyo anigu waan is naqaanaa, Gaas iyo galan hadda isuguma horrayso, gaas mar buu igu qaldamay isma aanu lahayn mar labaad ayuu kugu qaldami doonaa, qaladkii hore waxaan ku cafiyay turid aan uturayo bulshada” ayuu yiri musharax Galan.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Daawo:Nimco Dareen Oo Hees Yaab leh U Soo Qaaday Gobolada SSC,
- Jan 21, 2021

Deg Deg:Duleedka Buuhoodle Oo Lagu Dilay Nin Isaaq Ah,
- Jan 20, 2021
Waxaa Duleedka Magaalada Buuhoodle, Gaar ahaan Aaga Tuulada Dandan lagu dilay Nin Deegaan ...
Deg Deg Daawo:puntland Oo lacag Xoogan Duldhigtay Afhayeenka Al-shabaab,
- Jan 20, 2021
Guddoomiyaha gobolka Mudug ee dowlad goboleedka Puntland, Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) ayaa u ...
Ded-deg Daawo Video:- Wiil reer SSC ah oo ku dhiban Magafaha Liibiya
- Jan 20, 2021
Fadlan Caawi dhibane Axmed maxamed Cumar oo ka soo jeeda SSC oo ku dhibaateysam ...
Deg Deg:Go’aamo culus Oo Ka Soo Baxay Shir Buuhoodle Ka dhacay,
- Jan 19, 2021
Shir Nabadeed Caawa ka dhacay Buuhoodle oo Heshiis Hordhac ah Laga gaadhay senterka Qabalaha shaxda ...