Deg Deg Daawo Video:Faysal Cali Waraabe U Jawaabay Saleeban Cali Koore OO shalay Difaacay Daarood.
Shalay ayay ahayd markii wasiirka Biyaha Maamulka SNM Saleebaan Cali Koore uu Difaacay beesha Daarood Kana Jawaab Caliyay Hadal ka soo yeedhay Faysal Cali Waraabe.
Hadaba Xubin Ka Tirsan Xisbiga Ucid ayaa Maanta weerar Ku qaaday Saleebaan Cali koore islamarkaana Difaacay Faysal Cali waraabe.

Loading...
Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.