600 Deg Deg Daawo LIVE :-Doorashada Madaxweyne Ee Koonfur Galbeed Hada Bilaabatay, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo LIVE :-Doorashada Madaxweyne Ee Koonfur Galbeed Hada Bilaabatay,

Waxaa goordhaw hool kuyaala Madaxtooyada magaalada Baydhabo ka bilaabatay doorashada Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya , waxaana doorashada ku tartamaya ilaa shan musharax.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Hoolka doorashada ka dhaceyso waxaa ku sugan wafdi Wasiiro ah oo katiran Dowlada Federaalka Soomaaliya , waxaana la sheegay in hoolka doorashada ka dhaceyso in aysan wali soo gaarin wakiilada beesha Caalamka

Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta dooranaya Madaxweynaha uu yeelanayo maamulkaasi , waxaana inta badan la saadaalinayaa in doorashada ku guuleesan doono Musharax Lafta Gareen oo taageero weyn heesta.

Guddiga doorashada Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in Xildhibaanada dooranaya ay yihiin 147-Xildhibaan, waxaana wareega koobaad ee doorashada ku guuleesanaya musharaxii hela sadex meelood labo meel codadka Xildhibaanada .

Doorashada goordhaw ka bilaabatay waxaa ku tartamaya shan Muharax oo kala ah Aadan Maxamed Nuur Saransoor, Xuseen Cismaan Xuseen, Ibraahim Macalin Nuunow,Seyid Axmed Sheeikh Daahir iyo Cabdicaziiz Xasan Maxamed Laftagareen.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Kenya Oo Soo Saartay Qoraal u muuqda ku Digasho Dagaalka Somalida ku dhexmaraya Baladxaawo
- Jan 25, 2021
Dowladda Kenya ayaa war rasmi ah oo kasoo saartay dagaalladii xalay illaa saaka ka ...
Deg Deg Daawo:Dawlada Somalia Soo Qabatay Maxabiis badan ay Ku sheegtay Ciidanka Jubaland
- Jan 25, 2021

Deg Deg Daawo:Ciidanka Jubaland Oo Gudaha Baladxaawo Isaga Duubay Muqaal.
- Jan 25, 2021
Ciidanka Jubaland ee Gudaha u galay magaalada Baladxaawo ayaa muqaal iskaga duubay Gudaha ...
Deg Deg:Dagaal Culus Oo Ka socda Balad-xaawo iyo Saraakiil lagu Dilay,
- Jan 25, 2021
Dagaal culus ayaa xalay ilaa saaka ka dhacay degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo, ...
Daawo:Faysal Cali Waraabe”Hargaysa Gudaafad Bay Noqotay
- Jan 24, 2021