Deg Deg Daawo Video:-Cabdixakiim Camey Ka hadlay Doorashada Koonfur Galbed.
Madaxweyne Ku xigeenka Maamulka Puntland Cabdixakiim Camey oo caawa Warbaahinta Kula hadlay Magaalada Garoowe Waxaa Uu Ka hadlay doorashada Ka dhacday Maanta Magaalada Baydhabo.
Ku xigeenka Gaas oo ah masuulka kaliye Garoowe Ka Taageerada dawlada Soomaaliya ayaa Soodhaweeyay Isbedalka Doorasho ee maanta ka dhacay Baydhabo isagoona Hambalyo udiray Madaxweyne Laftagareen,
Loading...
Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.