Deg Deg Daawo Video:Musharixiinta Puntland Oo Ku Dhawaaqay War Cabsi ah iyo Sadex Qodob
Inta Badan Musharixiinta u ordaaya xilka Madaxweyne Ee Maamulka Puntland Sanadka Cusub 2019 ayaa Maanta warbaahinta Kula Hadlay garoowe.
Musharixiintan oo aad u tiro badan ayaa walaac iyo Cabsi ka Muujiyay xaalada Amni ee garoowe Iyagoona sidoo kale Walaac Ka Muujiyay Gudiga Khilaafaadka Barlamaanka Cusub ee puntland2019
Ugu Danbayn Musharixiintan Waxaa ay Soo saaren Sadex Qodob Oo Kala ah.In Doorashada Puntland aysan Cidina Fara Galin ku samayn Islamarkaana loo daayo reer puntland.Labo In Puntland ay Ka dhacdo Doorasho Xor ah oo Xalaal ah oo keenta Isbadel Mug leh Oo Najiitada Ka soo Baxda Lagu wada qanco Oo Maamulka Wakhtigiisu dhaamaday aanu fara galin.Sadex in Amniga Caasimada Xiliga Doorashada Loo daayo ciidanka Darawiishta iyo Kuwa Booliska Puntland
Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.