600 War Deg Deg Ah:Siyaasi Dil Loo Qorsheeyay iyo Imaaraadko Bixiyay Lacagtii Ugu Badneed Si Xarumaha Loo Galilahaa, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

War Deg Deg Ah:Siyaasi Dil Loo Qorsheeyay iyo Imaaraadko Bixiyay Lacagtii Ugu Badneed Si Xarumaha Loo Galilahaa,

Warar Hoose Oo Shabakada Khaatumonews.com Helayso ayaa sheegaya in La qorsheeyay Dilka Siyaasi Kamid ah Mucaaridka Dawlada soomaaliya.

Dilkaasi Waxaa Maleegay Sida aanu Xogta KU helayno Dawlada Imaaraadka Si dusha looga Saaro Dawlada Soomaaliya Kadibna Loo Bilaabo Kacdoon Xoogan,

Dhanka kale Banaanbax ayaa abaabulkiisa waxaa Magaalada Muqdisho ka wada Xildhibaano iyo siyaasiyiinta Mucaaradka, iyagoo doonaya inay isku keenaan Shacabka aad u badan oo ku qeylin doona Madaxweyne Farmaajo wuu fashilmay ha iscasilo.

Xarumaha Dowlada ayay qorsheynayaan in dadkan Banaanbaxyada dhigaya ay xoog ku galaan sida Madaxtooyada Soomaaliya sida uu qorshaha yahay.

Lacago aad u badan ayaa Mucaaradka kaga baxaya Banaanbaxan balse waxaa la ogaaday inay bixineyso Dowlada Imaaraadka Carabta oo balanqaaday in ay maalgalineyso Ololaha looga soo horjeedo Farmaajo iyo Kheyre.

Lasoco Khaatumonews.com

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:Muqdisho Laga Dajiyay Dhaawac Aad U Badan oo laga Qaaday Baladxaawo
- Jan 26, 2021
Magaalada Muqdisho waxa xalay la gaarsiiyay dhaawacyadii ku soo dhaawacmay dagaalkii degmada Beled-xaawo ku ...
Kenya Oo Soo Saartay Qoraal u muuqda ku Digasho Dagaalka Somalida ku dhexmaraya Baladxaawo
- Jan 25, 2021
Dowladda Kenya ayaa war rasmi ah oo kasoo saartay dagaalladii xalay illaa saaka ka ...
Deg Deg Daawo:Dawlada Somalia Soo Qabatay Maxabiis badan ay Ku sheegtay Ciidanka Jubaland
- Jan 25, 2021

Deg Deg Daawo:Ciidanka Jubaland Oo Gudaha Baladxaawo Isaga Duubay Muqaal.
- Jan 25, 2021
Ciidanka Jubaland ee Gudaha u galay magaalada Baladxaawo ayaa muqaal iskaga duubay Gudaha ...
Deg Deg:Dagaal Culus Oo Ka socda Balad-xaawo iyo Saraakiil lagu Dilay,
- Jan 25, 2021
Dagaal culus ayaa xalay ilaa saaka ka dhacay degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo, ...