600 Deg Deg:-Lataliyaha Farmaajo oo shaaciyay arin sir u ahayd dowlada | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg:-Lataliyaha Farmaajo oo shaaciyay arin sir u ahayd dowlada

Muqdisho{Khaatumonews}Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa la qorsheynayaa inay amaanka dalka kala wareegaan ciidamada AMISOM ee ku sugan Soomaaliya tan iyo sanadkii 2007.

Lataliyaha madaxweynaha ee dhanka Amniga Cabdi Siciid Muuse Cali  ayaa shaaciyay tirada ciidamada meletariga Soomaaliya ee sida saxda ah ugu diiwaan gashan dowladda Soomaaliya.Mr Cabdi Saciid, ayaa sheegay in ciidamada maletariga Soomaaliya ay gaarayaan 9,000 “Sagaal kun”oo askari, oo si sax ah ugu diiwaan gashan dowladda Soomaaliya, sida uu ku sheegay qoraal uu soo dhigay Bartiisa Twitter-ka.

Qoraalka Lataliyaha ayuu ku sheegay in ciidamadaasi ay leeyihiin meelo si sax ah ay ugu dhacdo mushaaraadkooda oo dowladda Soomaaliya ay si joogto ah u bixiso.

Wuxuu sidoo kale sheegay in dowladda Soomaaliya ay guulo ka sameysay amaanka iyo dib u dhiska ciidamada xooga dalka Soomaaliya, iyadoo ciidamada kala duwan ay helaan tababaro dheeri ah.

Cabdi Siciid, ayaa sheegay dib u habeynta Ciidamada xoogga dalka ee ka midka ahayd ololaha Madaxweyne Farmaajo uu sidiisii ku socdo islamarkaana uu isbeddel weyn ka muuqdo hadda.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:Weerar Ka Dhacay Kismaayo
- Jan 19, 2021
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar xalay ka ...
Ogaysiis Ku Socda Akhristayaasha Khaatumonews.com
- Jan 19, 2021
Shabakada Caalamiga Ah Khaatumonews.com waxay dib u furtay mudo bilo ah kadib qeybaha Fariimaha ...
Dawlada Somalia Dacweysay Saraakiil Cadaan ah Oo Somaliland Safar Tuugo ah Ku Gaysay Laascaanood,
- Jan 18, 2021
Maamulka Somaliland, oo dhawaan Deegaano kamid SSC, ka bilabaay isdiiwangalinta Golaha Deegaanka iyo Wakiilaha ...
DAAWO:SNM Oo Shaacisay siday ugu fashilantay Diiwangali Ka dhacda Buuhoodle iyo Lix Magaalo oo Hoostaga,
- Jan 18, 2021
Maamul Beeleedka SNM, ayaa shaaciyay sida ay ugu fashilmen Diiwaangalin maamulkaasi ka fuliyo ...
Deg Deg; Daawo Dalka Masar Laga Furay Xarun Dadka Ay U Masajaynayaan Masas
- Jan 18, 2021
Dalka Masar Laga Furay Xarun Dadka Ay U Masajaynayaan Masas https://www.youtube.com/watch?v=aJ5-o9ptfBA