Deg Deg Daawo Video:War Naxdin Leh OO Ka Soo Baxay Abwaan Hadraawi
Abwaan hure Walanwaloo ah Abwaan Hadraawi Walaalkiis ayaa Maanta Warbaahinta Kula Hadlay magaalada Burco.
Hurre Walanwal waxaa uu shaaciyay war Naxdin leh oo Ku Salaysan Xaalada caafmaad ee abwankii weynaa Ee Hadraawi.
‘Hadraawi Xasuustii ayaa Ka Guurtay Xanuun Dhaafay awoodayada ayaa Haleelay waxaa uu U Baahan yahay gargaar’ayuu yidhi Hure
Loading...
Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.