600 War Deg Deg Ah:Ciidanka Dawlda Oo Ka Baxay Magaalooyin Ay Alshabab Ka Qabsaden | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

War Deg Deg Ah:Ciidanka Dawlda Oo Ka Baxay Magaalooyin Ay Alshabab Ka Qabsaden

Gaalkacayo{Khaatumonews}Wararka kaimaanayo magaalada Hobyo ee gobalka Mudug ayaa soo sheegaya in maantamilatariga Soomaaliya ay ka baxeen deegaano u badan tuulooyin oo ay dhawaan kaqabsadeen Al-shabaab.

Deegaanada ay Ciidamada ka baxeen ayaa ka tirsan degmada Hobyo ee gobalka Mudug waxaana dhawaan qabsaday Ciidamada kadib duqeyn xoog leh oo maalmo ka socotay koofurta Mudug.

Dadka deegaanka ayaa soo sheegaya iyadoo aan dagaal dhicin iney Ciidamada iska baxeen lamana oga sababta ka dambeysay bixitaankooda, Al-shabaab ayaa laga cabsi qabaan iney ku soo laabtaan deegaanada ay maanta ka baxeen Ciidamada Dowladda ee gobalka Mudug.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:Muqdisho Laga Dajiyay Dhaawac Aad U Badan oo laga Qaaday Baladxaawo
- Jan 26, 2021
Magaalada Muqdisho waxa xalay la gaarsiiyay dhaawacyadii ku soo dhaawacmay dagaalkii degmada Beled-xaawo ku ...
Kenya Oo Soo Saartay Qoraal u muuqda ku Digasho Dagaalka Somalida ku dhexmaraya Baladxaawo
- Jan 25, 2021
Dowladda Kenya ayaa war rasmi ah oo kasoo saartay dagaalladii xalay illaa saaka ka ...
Deg Deg Daawo:Dawlada Somalia Soo Qabatay Maxabiis badan ay Ku sheegtay Ciidanka Jubaland
- Jan 25, 2021

Deg Deg Daawo:Ciidanka Jubaland Oo Gudaha Baladxaawo Isaga Duubay Muqaal.
- Jan 25, 2021
Ciidanka Jubaland ee Gudaha u galay magaalada Baladxaawo ayaa muqaal iskaga duubay Gudaha ...
Deg Deg:Dagaal Culus Oo Ka socda Balad-xaawo iyo Saraakiil lagu Dilay,
- Jan 25, 2021
Dagaal culus ayaa xalay ilaa saaka ka dhacay degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo, ...