600 Madaxweyne Farmaajo Ogaaday Hal Arrin Oo Usan Filayn, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Madaxweyne Farmaajo Ogaaday Hal Arrin Oo Usan Filayn,

Madaxweynaha Jamuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa Hal arrin oo an Uguba jirin Qorshaha Ogaaday.

Madaxweyne Farmaajo waxaa uu Mudo Raadinaayay isaga iyo Xukumadisa Nabad iyo Nolol In ay helan Shaqsiyaad Ay keensadan oo U hogaansamaha Talada iyo tusaalaha ay Bixiyan.

Farmaajo iyo Khayre Mudo waxaa ay Isku Dayen inay helan Masuul iyagu keensadan Boos kasta oo dalka ah kana amar qaata .

Gudoomiyihii Hore Barlamaanka soomaaliya Jawaari iyo Xukumada Nabad iyo nolol waxa ay isku seegen in uusan Jawaari ka amar qaadan xukumada nabad iyo nolol islamarkaana uusan fulin Awaamiirta nabad iyo nolol.

Khayre iyo Farmaajo waxaa ay ka Door biden Jawaari in ay helan shaqsi Badala oo iyaga ka amar qaata waxayna keensaden oo soo ciyaar siiyen lacag badana kaga baxday Gudoomiye mursal.

Intaas wixii ka danbeeyay waxa ay farmaajo iyo khayre isku qaaden maamulada dalka iyagoo ku dadaalaya in ay keenan shaqsi ka amarqaata balse qorshihi maamulada oo socda waxaa Dagaal siyaasadeed oo qorshababa aan ugu jirn  ka dhex qarxay Mursal yo Nabad iyo nolol iyadoo ay Anfariir ku noqotay Farmaajo iyo khayre  shaqsigii ay keenen oo Ku dul Doobiyay.

Mursal waxaa ay nabad yo nolol u arkasay in uu yahay shaqsi aan ka hor imaan karin balse mudo kooban mursal waxaa uu maray wadadi  jawaari.nabad iyo noloolna waxaa lugohooda timid in cid damaanad qaadi karta shaqsi ay keensadan aysan jirin in uu noqdo shaqsi u rabaysan nabad yo nolol.

KHAATUMONEWS.COM 

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:Go’aamo culus Oo Ka Soo Baxay Shir Buuhoodle Ka dhacay,
- Jan 19, 2021
Shir Nabadeed Caawa ka dhacay Buuhoodle oo Heshiis Hordhac ah Laga gaadhay senterka Qabalaha shaxda ...
Deg Deg:Taliyihii Isaaq Ee Fara Xumeeyay Maxaabiista Jeelka laascaanood Oo Baxsaday iyo Dhaawac Soo Gaadhay
- Jan 19, 2021
Waxaa Goordhaweyd baxsaday oo si dhuumasho ah uga cararay magaalada Laascaanood, Taliyihii Xabsiga dhexe ...
Deg Deg; Daawo Goodax Barre Oo Eedayn U Jeediyey Famaajo
- Jan 19, 2021
Wasiirkii Hore Ee Waxbarashada Dawlada Fedraaalka Soomliya Goodax Barre Oo Eedayn U Jeediyey ...
Deg Deg:Weerar Ka Dhacay Kismaayo
- Jan 19, 2021
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar xalay ka ...
Ogaysiis Ku Socda Akhristayaasha Khaatumonews.com
- Jan 19, 2021
Shabakada Caalamiga Ah Khaatumonews.com waxay dib u furtay mudo bilo ah kadib qeybaha Fariimaha ...