600 Deg Deg Daawo Video:Qosolka Faysal Cali Waraabe Si yaab Leh Uga Hadlay Mooshinka Farmaajo. | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Qosolka Faysal Cali Waraabe Si yaab Leh Uga Hadlay Mooshinka Farmaajo.

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee maamul Beeledka Snm Faysal Cali Waraabe oo manta warbaahinta Kula Hadlay Hargaysa waxaa uu ka Hadlay mooshinka laga keenay Madaxweynaha soomaaliya Farmaajo,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Mooshinka Ayuu taageeray Faysal cali waraabe kuna sheegay mid xaq ah isagoona sheegay ka snm ahaan in ay Garab taagan yihiin mooshinkaasi islamarkaana ku bogaadinayan barlamaanka in ay madaxweyne kale doortan

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg; Daawo Dalka Masar Laga Furay Xarun Dadka Ay U Masajaynayaan Masas
- Jan 18, 2021
Dalka Masar Laga Furay Xarun Dadka Ay U Masajaynayaan Masas https://www.youtube.com/watch?v=aJ5-o9ptfBA
Deg Deg Daawo; Booliska Keyna Oo Gacanta Ku Dhigay Nin Alshabab Lacag Ka Dhacay
- Jan 18, 2021
Booliska wadanka Keyna Oo Gacanta Ku Dhigay Nin Alshabab Lacag Ka Dhacay https://www.youtube.com/watch?v=dttG-WKO_c4
Deg Deg:Farmaajo Si Rasmi Ah Gedo ugu Wareejinaya Axmed Madoobe,
- Jan 18, 2021
Dawlada Fadaraalka ah ee soomaaliya, ayaa wada qorshe ay Gobolka Gedo ugu wareejinayso Maamulka ...
Deg Deg:Ciidanka Itoobiya Oo Buuhoodle Ku Xidhay 40 oday,
- Jan 18, 2021
Xaalada Magaalada Buuhoodle, ayaa saaka kacsan kadib isfahan waa ka dhashay dilal ka ...
Deg Deg Daawo; Xildhibaan Mahad Salaad Oo Eedayn U Jeediyey Farmaajo
- Jan 18, 2021
Xildhibaan Mhada Salaad Oo kamid Ah Xildhibanada Dawlada FedraalkaA Soomliya Ayaa Eedayn Kulul U ...