600 Deg Deg:-C/wali Gaas Hada Soo Saaray Warqad Lagu Magacaabay Taliye Ciidan, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg:-C/wali Gaas Hada Soo Saaray Warqad Lagu Magacaabay Taliye Ciidan,

Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr.Cabdiweli maxamed Cali(Gaas) ayaa magacaabay taliyaha ciidanka sugaya amniga doorashada Puntland ee la qorsheeyay 8 Jennaayo 2019.

Dikreeto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha  oo ku taariikhaysan 10 bishan December 2018 ee ku beegan Axadda maanta ah ayaa taliyaha amniga doorashada lagu magacaabay sarreeye Gaas Cabdirisaaq Siciid Diiriye Faarax oo sidoo kale ah taliyaha ciidanka badda(PMPF) ee Puntland.

Taliyaha loo magacaabay amniga doorashada ayaa madaxweynuhu maalmo ka hor u dallacsiiyay darajada Sarreeye Gaas,waxaana lagu tilmaama nin dhex-dhexaad ah oo loo simanyahay,islamarkaana ay ku qanci karaan dhammaan murashixiinta ku loollamayaa doorashada madaxtinimada Puntland ee 2019.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg Daawo::Puntland Oo Soo Bandhigtay Ciidankii Dib u Qabsan Lahaa Sool,
- Jan 17, 2021
Xukumadda Madaxweyne Siciid Deni ayaa Labadi Sane ugu danbysay waday Qorshaha dhisme ciidan ...
Daawo Somaliland oo bilowday si hoose inay u dhacdo guryaha qurbajooga SSC ee laascaanood
- Jan 17, 2021
Daawo Somaliland oo bilowday si hoose inay u dhacdo guryaha qurbajooga SSC ee laascaanood
Deg Deg Daawo:Cali Mahdi oo Ka Digay Halis dhici karta Hadii Lagaadho 8 February,
- Jan 17, 2021
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Cali Mahdi Maxamed oo wareysi gaar ah siiyey TV-ga ...
Deg Deg:Itoobiya Oo wefti Culus usoo Dirtay Buuhoodle.
- Jan 17, 2021
Wafti ka socda Dawlad deegaanka somalida oo ka Qayb lixaad leh ka Qaatay Nabadta ...
Deg Deg Daawo Xildhibaan Mahad Salaad Oo Dhaliil Kulul Uu Jeediye Farmaajo
- Jan 17, 2021
https://www.youtube.com/watch?v=hPrCNCYuPSE