dahabshiil

War Naxdin Galiyay Soo Galootiga Oo Dawlada Denmark Ku Dhawaaqday.

Dowlada Denmark ayaa soo saartay sharci lala yaabay oo dhigaya in qaxootiga haysta diidmada sharciga Denmark iyo kuwa dembiyada gala ay geynayso jasiirad lagu magacaabo Lindholm.

Jaziiradan ayaa ayaa ah meel lagu baaro xaywaanada qaba cudurada kala duwan, qaxootiga aan sharciga haysan iyo dadka danbiyada galay ayaa jasiiradan la gaynayaa wixii ka dambeeyey sanadka 2021.

Xisbiga Danske Parti ee dalka Denmark ayaa sheegay in ajaanibta diidmada haysta iyo kuwa dembiga galay aysaan boos ku lahayn dalka.

“Illaa inta laga celinayo waxaan geyn doonaa ama dajinaynaa jasiiradda Lindholm, halkaasoo ay ku khasban yihiin inay joogaan, boolis ayaana 24 ilaalin doona” ayaa lagu yiri qoraal uu soo saaray xisbiga.

Qaar ka mid ah dowladaha Yurub iyo ururada u dooda xuquuda aadanaha oo ka hadlay arintan ayaa ku tilmaamay mid sharciga ka baxsan, iyagoo sheegay iney ka dhigan tahay dad aan dembi laheyn oo xabsi la gelinayo, iyagoo ku baaqay in laga laabto.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




script>
Bahda Khaatumonews Oo Dhambaal u Dirtay Reer Khaatumo,the people of khatumo
- May 19, 2019
Maamulka iyo Shqaalaha Shabakada khaatumonews waxaa Ay Bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan Kuwa Gobolada SSC ...
Daawo:Burco Hargaysa Ceerigaabo Oo Calanka Somaliya Is Qabsaday iyo Baadi Goob Oo Niyada Jabiyay Jeegaanta,
- May 19, 2019
Shabakadda caalamiga Ah Khaatumonews Waxaa Ay Halkan idiin ku soo gudbinasa Barnaamjika Baadi Goob ...
Deg Deg Daawo:Sida Laascaanood Maalinta Qashinka 18 May Looga Guray
- May 18, 2019
Waxaa maanta magaalada laascaanood luuq kasta iyo jidkasta maleeshiyaadka SNM dhigen ciidan si aan ...
Deg Deg Daawo:Muuse Biixi”Puntland Hasoo Dayso Maxaabiistii Tukaraq Anaguna Waanu u Siidaynana Kuwan Hayno’
- May 18, 2019
Hogaamiyaah maamulka SNM Muuse Biixi ayaa caawa ku dhawaaqay In uu Siidaynaayo maamulkiisu Maxabiisti ...
Deg Deg Daawo Sawiro:Ajaniibta ku Sugan Xerada xalane Muqdisho Oo Maalinta Qashinka 18 May Ka Qeyb Qaatay.
- May 18, 2019
Iyadoo maanta Gobolada Dalka soomaaliya Gaar ahaan Kuwa khaatumo ay u tahay Maalinta Nadaafada ...