dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:-Gudigii Xallinta Khilaafaadka ee Gaas Magacaabay oo Warbaahinta La Hadlay War cusubna Shaaciyey.

Xubnihii uu dhowaan madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas u magacaabay gudiga xallinta khilaafaadka iyo ansixinta barlamaanka oo goor dhoweyd Garoowe shir jaraa’id ku qabtay ayaa war cusub soo saaray.

Halkan Ka Daawo Video

Gudiga ayaa sidoo kale shaacisay shuriidaha laga rabo xubnaha doonaya inay kamid noqdaan barlamaanka cusub ee puntland 2019.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Daawo Video:Muuse Biixi Oo lagu Bahdilay Addis Ababa iyo Axmed Shide Oo Soo Dhaweeyay?
- Feb 20, 2019
Waxaa magaalada Addis ababa caasimada dawlada itoobiya maanta soo gaadhay madaxweynaha maamul beeleedka snm ...
War Deg Deg Ah:Kulan kii Farmaajo Iyo Muuse Biixi Oo Fashil Ku Dhow iyo Wararkii ugu Danbeeyay+Maxaase La isku Haya!?
- Feb 20, 2019
Jabuuti{ Khaatumonews }Wararka laga helayo dalka Jabuuti ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo uu ...
Deg Deg Daawo Sawiro:Kulankii Madaxweyne Farmaajo iyo…..
- Feb 20, 2019
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wada hadallo miradhal ah Qasriga ...
Deg Deg Daawo Video::Muuse Biixi Oo Khiyaamo Halis Badan u Jilaaya shacabka SNM
- Feb 20, 2019
Waxaa maanta magaalada hargaysa ka dhoofay madaxweynaha maamul beeleedka snm muuse biixi cabdi iyo ...
Deg Deg Daawo Video:Itoobiya Qaaday Talaabo Argagax Galisay Kenya!?
- Feb 20, 2019
Dawlada Itoobiya ayaa qaaday talaabo aysan mahadin dawlada Kenya kadib khilaafkii ...