dahabshiil

Deg Deg:Camey Oo Dhabar Jabweyn Kala kulmay Kooxdii U Magacaabay.

Axmed Aadan Carab oo kamida guddi khilaaf dhaliyey oo uu magacaabay Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Eng Cabdullaahi Cumar Camey inay noqdaan guddiga khilaafaadka iyo ansixinta baarlamaanka ayaa ku dhawaaqay inuu iska casiley kamid ahaanshaha guddigaas.

Axmed oo shir jaraaid ku qabtay Magaalada Garowe ayaa ku tilmaamay magacaabistaas mid aan lagala tashan, wuxuuna ka codsaday Madaxweyne ku-xigeenka inuu ka noqdo magacaabistaas oo uu sheegay inay khal-khal ku abuuri karto Dawladnimada, wuxuuna intaa raaciyey inuu tageersan yahay uuna mida saxa uu arko gudigii uu magacaabay Madaxweyne Gaas.

Dhanka kale sida ay helayso Khaatumonews xubno kale oo ah guddiga uu magacaabay Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland ayaa iyaguna qorshaynaaya inay iska casilaan saacadaha soosocda.

Carab ayaa saxiibadiisa kale ee lala magacaabay ugu baaqay inay wadadiisa maraan si loo ilaaliyo wadajirka Puntland.

Arimahan ayaa kusoo aadaaya xili Madaxweyne Gaas iyo Ku-xigeenkiisa Camey ay iska soo dabasaareen labba guddi oo is khilaafsan, mana jirto wax xal ah oo illaa iminka khilaafkaas laga gaaray walow ay dad is xilqaamay dadaal ugu jiraan inay khilaafkan soo afjaraan.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 8)

  1. Halgan says:

    Cameey burco ayuu usc daa jegaanta uyeedhay waayo isagoon laascaano xorayn buu xilka katagayaa doorashada kadib. Xilka wuu banayn waxaa kuxugeen looga dhigay inuu dhulbahante mideeya wuu na midayn waayay gaas buu kuhadhaadhayaa. Xoraynta sool waxay ahayd inuu xoreeyo 5 sano oo uu kuxigeenka aHaa wuu fashilmay sool dadka dagan iyagaa. Noqday dad aan mmaamulgobeleed lahayn puntland iyo jegaanta udgexeeya. Oo taarikh xumo wayn kuhabsatay. Hada darooka garabtaagnaaa inay xoriibaan qashinka adhexwada ogaada kii xanaaqa wuxuu aadaa jegaanta. Qabiil dhan oo bilaabay halyay ah weeye. Mustafa cagjar wuxuu gartay bay garan waayeen inay midoobaan. Waayaab. Taariikh ay lahayeen ku cayaaray ogoow ahaa dadka ugu taariikhda dheer beelaha darood ee geeska Africa jegaanta qarinaysa taarikhda odayga. Boqortooyada darood wuu dadalayaa iyo mustafa cagjar oo maamulgobal eed usamayn ay a iyo heshiin dhexdooda.

  2. Saleebaan says:

    Adeerow anigu meeshatan mar hore ayaan sheegay. MG cid aan aheyn waxba looma ogola. Laakiin, Camey waxay aheyd markuu arkey sheekadu meesha ay mareyso inuu iska casilo xilka bilaa awood aah ee uu hayo. Shacabka reer SCC waxay tani u tahay tusaale fiican oo u muujinaaya inaan meeshatan Majeerteen cid aan aheyn waxba ka aheyn.

  3. Xaaji xarrago says:

    Waar meeshaasi waa soo gaabogabowday wixii puntland la odhan jirray majeerteenbaaba laba kala noqonaaya doorashaan…. camayna laascaanood hayska yimaado adeer ama buuhoodle waayo waaaa lagu kala tagaayaa puntland….. galkacyona galmudug bay noqono majeerteena garoowe iyo boosaaso aan loo kala safrayn bay noqon inshaa aallaah hhhhhh

  4. Saed says:

    Xaaji.xaar@ ha karaa Ma seegin habar la igu kari waaye
    Xagee adigu joogtaa oo aad ka talisaa
    Gaas iyo camey waa laba nin oo
    Harti ah wax walbana waa ka dhexeeyaan
    Weyna heshiinsyaan ee maxaa adiga ku wada mise laangaabnimo iyo cuqdad majeerteen baa ku haysa

    • Libaax Ciije says:

      Sacaado
      Adiga miyaa lagu furey?!!.
      Biddoodkii Halamash naagood waa wada aroos oo
      Jin madax weyne la dhaho ayaa ka wada dhex qaylinaya’e adna ma ku galay kkkkkkk Madheerteen innaba caadi ma aha BOOSAASO ILAA WAQOOYIGA GALKACYO ALALAAS IYO MASHXARAD BAY KU JIRAAN CADAWGOODIINA MADAAFIIC AYUU GAROOWE KU DUL RAKIBTEY!!!..
      LAX DHUNKANI COL IYO ABAAR MIDNA MA OGA UUN IGA DHEH IYO BIDDOOD WAREERAY.MINGIS HA LOO TUMO.

  5. Sharmaarke Cumar says:

    Camay ha aado Muqdisho ay taal qaraxyada iyo qaraajinta, ayaga ayaa mashruuc qalqalgelinta Puntland ka soo qaatay. Hade Puntland waxa madaxweyne ka ah Cabdiweli Gaas.

    Doorashada ha la joojiyo, Madaxweyne Cabdiweli Gaas ha badbaadsho Puntland, hada nahay reer Puntland waxa madaxweyne ku leenahay shan sano kale hogaanka ino hay saa jajuus Muqdisho kala shaqeynahaya burburinta Puntland ma rabno.

    Kuli musharixiiinta jajuusin qarmuun waaye khiyaanay Puntland.

  6. ciise binu axmed says:

    hhhhhhhhhhhhhh nin qaxooti ah oo nin kale xaafaddiisii ku haysta cajiib ,camey muxuu kula shuraakoobey puntland,dadna ma wato dalna ma wato cajiib hhhhhhhhhh waa qar iska xoor caadi ah hhhhhhhhhhhhhh




script>
Daawo Video:Muuse Biixi Oo lagu Bahdilay Addis Ababa iyo Axmed Shide Oo Soo Dhaweeyay?
- Feb 20, 2019
Waxaa magaalada Addis ababa caasimada dawlada itoobiya maanta soo gaadhay madaxweynaha maamul beeleedka snm ...
War Deg Deg Ah:Kulan kii Farmaajo Iyo Muuse Biixi Oo Fashil Ku Dhow iyo Wararkii ugu Danbeeyay+Maxaase La isku Haya!?
- Feb 20, 2019
Jabuuti{ Khaatumonews }Wararka laga helayo dalka Jabuuti ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo uu ...
Deg Deg Daawo Sawiro:Kulankii Madaxweyne Farmaajo iyo…..
- Feb 20, 2019
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wada hadallo miradhal ah Qasriga ...
Deg Deg Daawo Video::Muuse Biixi Oo Khiyaamo Halis Badan u Jilaaya shacabka SNM
- Feb 20, 2019
Waxaa maanta magaalada hargaysa ka dhoofay madaxweynaha maamul beeleedka snm muuse biixi cabdi iyo ...
Deg Deg Daawo Video:Itoobiya Qaaday Talaabo Argagax Galisay Kenya!?
- Feb 20, 2019
Dawlada Itoobiya ayaa qaaday talaabo aysan mahadin dawlada Kenya kadib khilaafkii ...