dahabshiil

Deg Deg:Khilaaaf Ka Dhex Taagan Madaxda Villa Soomaaliya

Wararka inaga soo gaaraya Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in kulamo lagu kala kacay uu dhacayey Saacadihii lasoo dhaafay oo udhaxeeyey Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya,Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan,Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre iyo Madaxweyne Farmaajo.

 

Gudoomiye Mursal ayaa ka biyo diiday inuu sharci ka dhigo kala diristii Gudiga Maaliyada Golaha Shacabka,Inuu tartami Karin Mukhtaar Rooboow oo Dawladu diidan tahay balse Mursal uu kasoo horjeedo qadiyadaas iyo Ciidankii la geeyey Baydhabo oo lagu murmay qudhooda.

 

Madaxda Dawlada ayaa waxay seddexdaas Qodob sida uu uga istaagay Maxamed Mursal aysan ku qancin waana mida keentay in lagu kala tago kulamadii dhacay.

 

Ma jirto warbaahinta Xog ay heshay intaan ka badan,waxaase la helay akhbaar hoose saraakiisha Xafiisyada Madaxda ka shaqeysa oo xaqiijiyey in la isku mari waayey kulamadii dhacay.

 

Afhayeenka Golaha Shacabka waxa uu ku cel celinayaa inuusan ku qancin kala diristii gudiga Maaliyada Golaha Shacabka isagoo ku adkeystay inay shaqadooda sii wataan,xilli R/wasaaraha iyo Madaxweynaha ay taas ka biyo diidan yihiin.

 

Ambassador Mursal ayaa Mar soo noqday Wasiirkii Difaaca Dalka ka hor inta Gudoomiyaha Golaha Shacabka loo dooran,kuna darso oo Xilkaan inuu helo waxaa usahlay R/wasaare Kheyre iyo Madaxweyne Farmaajo,lamana oga sida uu xaalka noqon karo hadii khilaafka sii socdo.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 3)

  1. Nasra says:

    Muqtaar rooboow haduu wato Soomaali mamatali Karo jawaari raac juni halatago Hadeey runtaha

  2. Qaybdiid says:

    Nabad iyo nolol, sheekadoodii waa la ogaaday/caarifay…, waxay ku ceeboobeen, dhuuni raacnimo Emirates-ka, markii dalka parliament-kiisu ka qaatay qaraarkii lagu mamnuucayey DPworld(PeeDeeworld), ee uu meel marin waayey Farmaajo, yacnii muu saxeexin ilaa hadda, sidaas awgeed qaraarkaas waxa jebiyey Farmaajo, xilkana waa looga qaadi karaa. R/wasaarihiisa uu keensaday, waxa sir ka haya oo xukuma Xasan Culusaw, waxay u qoreen lacag baada iyo wasiiradiisa uu ku leeyahay dawlada Khayre(Guuleed, Cawad, Maareeye…)

    Mursal wuxuu og yahay khaladka ay dhex dabaalanayso nabad iyo nolol, haddii uu la yimi Roobow, oo u shaqayn jirey Emirates-ka yacnii Alshabaab waxa maalgeliya oo hubkana siiya safaarada Xamar fadhida, dhib ma leh

    • FAQASH LIQE says:

      Qawlaysatada
      Nabar
      Iyo
      Naxdin
      Hawiyihii ay sixreen madaxa ha ka tumaan(garaacaan) kolbana qaraxyo Hotel ūüŹ® la dooda ha ku dumiyeen illay Hawiye Caqli laaweyaal iyagaan waxba isu ogolayn oo XAARMAAJO u doortay inuu Xamar ku gumaysto.
      http://www.dagaal daarood hawiye.com




script>
War Deg Deg Ah Daawo:-Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya War Culus Soo Saaray Hada,
- Dec 12, 2018
Muqdisho{Khaatumo News}Qoraal kasoo baxay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh ayaa lagu sheegay in in ...
Deg Deg:Alshabab Oo Fagaare Ku Toogatay Sadex Ruux iyo Sababta Ay U Dishay,
- Dec 12, 2018
Xarakada Al Shabaab ayaa shalay galab fagaare kuyaala deegaanka Mubaarak ee gobolka Shabeelaha Hoose ...
War Deg Deg Ah Daawo Video:Weerar Culus Ka dhacay Faransiiska
- Dec 12, 2018
Muqdisho{khaatumonews}Nin hubeesan oo gaari watay ayaa rasaas xoogan xalay ku furay suuq lagu iibiyo waxyaabaha ...
Deg Deg Daawo Video:-Live Gabadh Taageero u Ah Farmaajo Oo Shan Xabo lagu Dhuftay
- Dec 11, 2018
Shabakada Khaatumonews.com Ayaa Soo heshay Muqaalka Haweenay Shalay Duubtay   dad lasiiyay lacag oo loo ...
War Deg Deg Ah Dhagayso:Madaxweynihii Hore Soomaaliya Si yaab Leh Uga Hadlay Mooshinka Farmaajo
- Dec 11, 2018
Muqdisho{Khaatumonews}Madaxweynihii hore ee Jamuuriyadda  Soomaaliya Mudane Cabdiqaasim Salaad Xasan oo ku sugan magaalada Qaahira ...