dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Cabdixakiim Camey Oo ka Hadlay Gudiga U Magacaabay iyo Khilaafka Isaga iyo Gaas.

Garoowe{Khaatumonews}Madaxweyne Kuxigeenka Puntland Eng. Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey oo waraysi    kulul uga hadlay magacaabidii uu maanta Madaxweyne Gaas magaacaabay Guddiga Ansixinta iyo Xallinta Khilaafaadka Doorashada Puntland.

Halkan Ka Daawo Video

Camey ayaa sheegay in Gaas markii uu magacaabayey guddiga uusan wax waddatashi ah la samayn asaga oo ah Madaxweyne Kuxigeen Puntland, Hoggaanka Barlamaanka, waxgaradka Puntland, iyo waliba odayaasha dhaqanka. Arrinkaas ayuu Madaxweyne Kuxigeen Camay ku tilmaamay in uu yahay mid aan maanta Puntland looga dulqaadan karin.

 

Madaxweyne Camay ayaa ayaa sheegay in markii uu arkay la tashi la’aanta Madaxweyne Gaas uu asagu latashi la sameeyey musharrixiinta xilka madaxweyne ee Puntland iyo waliba odayaasha dhaqanka Puntland, uuna hadda magacaabay guddi sax ah oo loo dhanyahay.

 

“Tallaabada aan qaaday waa mid lagu qanci doono, balse tan Madaxweyne Gaas uu sameyeey ma aha mid lagu qanci karo,” ayuu yiri Camey.

 

Madaxweyne Kuxigeen Camey ayaa sheegay in khilaafkan uusan waxba u dhimi dooniin doorashada Puntland ee bisha Janaayo 2019, isla markaana uu rajaynayo in khilaaf oo dhan xal loo heli doono

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 3)

  1. Galbedi says:

    Horta sxb malaha siyasadi lakin hadana caamay waxbadan isku huba farmajo Oo xooga siyey iyo hadu doono s/land ahay odhankara isago og inu wakhtigi dhamaday sabab uu gaas waji ugudhigtona jirin ilayn maso noqonaye
    Balse anigu gaas tagersanahay oo waxa u arka nin abaldaran

  2. MR JEEGAAN ROOB says:

    BUDH CAD LAND
    REALLY WAY BUDH BUDHAY
    HALAMASH NAAGOOD WADA MADAXWEYNE U WAASHAY KKKKKKKKKKKKKKKKKK
    BIDDOODKII WAY WAASHEENE SOMAALAAY HA LOO GURMADO!!!.
    ANNAGU DHINACA WAQOOYI AYAANNU GAROOWE KA ILLAALINAYNAAYE HABAR GIDIREEY DHINACA KOONFUREED GAALKACAYO KA ILAALIYA SI SHICIBKA BUQLEEN U BARA KICIN
    WBT
    @ hubka culus somaliland

  3. Kacaanboy21 says:

    Jamuuriyada puntland. Jegaanta waligiin skutaaga idoor kii yimadaba ee qoomiyada darood kacaa bada. Waa la idilay waa laixasuuqay .waa laiduqeeyay. Caalamka if idin yiri iskudhdhajoyaya ethiopia. Jamuuriyada jigjiga baa idinka horaysa. Waxaad tikreega isheegtan waa la ogyahay. Jamuuriyada jabuuti. Way idin ogtahay. Jamuuriyda jubaland. Jeegaanta iska cabaada. Jamuuriyada puntland. Afar ta qibla meeshaad aadan waxaa jooga darood. Calaacalka daaya.




script>
Daawo Video:Muuse Biixi Oo lagu Bahdilay Addis Ababa iyo Axmed Shide Oo Soo Dhaweeyay?
- Feb 20, 2019
Waxaa magaalada Addis ababa caasimada dawlada itoobiya maanta soo gaadhay madaxweynaha maamul beeleedka snm ...
War Deg Deg Ah:Kulan kii Farmaajo Iyo Muuse Biixi Oo Fashil Ku Dhow iyo Wararkii ugu Danbeeyay+Maxaase La isku Haya!?
- Feb 20, 2019
Jabuuti{ Khaatumonews }Wararka laga helayo dalka Jabuuti ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo uu ...
Deg Deg Daawo Sawiro:Kulankii Madaxweyne Farmaajo iyo…..
- Feb 20, 2019
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wada hadallo miradhal ah Qasriga ...
Deg Deg Daawo Video::Muuse Biixi Oo Khiyaamo Halis Badan u Jilaaya shacabka SNM
- Feb 20, 2019
Waxaa maanta magaalada hargaysa ka dhoofay madaxweynaha maamul beeleedka snm muuse biixi cabdi iyo ...
Deg Deg Daawo Video:Itoobiya Qaaday Talaabo Argagax Galisay Kenya!?
- Feb 20, 2019
Dawlada Itoobiya ayaa qaaday talaabo aysan mahadin dawlada Kenya kadib khilaafkii ...