dahabshiil

War Deg Deg Ah Dhagayso:Dagaal Culus Oo Socda iyo Wararkii Ugu Danbeeyay.

Wararka haatan naga soo gaaraya duleedka degmada Jowhar ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka soconayo dagaal culus oo u dhaxeeyo maleeshiyo beeleedyo halkaasi wada daga.

Halkan Ka Dhagayso

Dagaalka ayaa waxa uu ka socdaa inta u dhaxeeyso deegaanada Maandheere iyo koongo ee duleedka degmada Jowhar.

 

Dagaalka ayaa u dhaxeeya maleeshiyo beeleedyo beeraleey ah oo isku heeysto dhul beero ah oo ku yeela deegaankaasi.

 

dagaalka ayaa  hadda halkaasi si toos ah uga socdo inta u dhaxeeyso Maandheere iyo koongo ee gobolka Sh/Dhexe.

 

Maamulka Hir Shabelle ayaa isku dayaya in ay joojiyaan dagaalkaasi islamarkaasina dhinacyadaasi kala dhaxgalaan.

Mid kamid ah dhinacyada halkaasi ku dagaalamaya oo la hadlay Warbaahinta Khaatumo News ayaa sheegay in dagaalkaasi ay ku soo qaadeen dad doonaya in ay qaateen dhul beereedyo ay leeyihiin.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 4)

  1. Toxow says:

    Farmaajo iyo Nabar iyo Naxdin fashilkood meel walbo waa yaalo

  2. WARAN says:

    XAARMAAJO
    Hawiyihii habacsanaa si fiican buu uga aar GOOSTEY waayo iyagiibuu isku diray ( Qaybi oo xukun) villa faqashna ku raaxayso
    http://www.dagaal daarood hawiye.com

  3. Waali ictiraaf says:

    Hawiye iyo Daarood haka dhex lulufan ee
    Qaldaamada jeegaanland la baxday ee caacda
    Ku haya u maciin.
    http://Www.Garxajis iyo jeegaan jaahila




script>
Daawo::MUdaraad Badhan Ka dhacay LaguS odohaweyy Ciidankii kaosoBaxay Maamulka Somaliland,
- Aug 23, 2019
Shacabka Magaalada Badhan Ee Gobolak Sanaag ayaa Dhigay Isku Soo Bax Balaadh oo ay ...
Deg Deg:Ciidanka Jubaland Oo Amar Lagu Siiyay Inay Soo Afjaran Xidig iyo Seerar,
- Aug 23, 2019
Saraakiisha ciidanka Jubaland iyo Masuuliyiinta ugu sareeya Xukumada Jubaland ayaa 24 Saac ee ugu ...
Deg Deg:Ciidaamo Xoogan Oo Ka Soo Goostay Maamulka Somaliland,
- Aug 23, 2019
Dowladda Puntland ayaa jimcaha saaka ah ku dhawaaqday in taliyihii ciidanka Somaliland ee aagga ...
Deg Deg:James Swan Oo Ka Hadlay Arrin uu Muuse Biixi Ku Qanciyay,
- Aug 23, 2019
Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya James Swan ayaa ...
Deg Deg::Farmaajo Oo Magacaabay Duqa Caasimada Muqdisho,
- Aug 22, 2019
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho u ...