600 Gargaar Hospitaal Laascaanood Ha Moogan Waxna Ka Barato Adeegyadda Caafimaad Ee U Daweeye Hadi alle La Qabto. | khaatumo news online
dahabshiil

Gargaar Hospitaal Laascaanood Ha Moogan Waxna Ka Barato Adeegyadda Caafimaad Ee U Daweeye Hadi alle La Qabto.

Hadii mudo dheer Baahi caafimaad  oo aad u weyn uu la Daalana Gobolka sool maanta waxaa laga Furay Hosbitaal dhamaan adeegyada Caafimaadka Ka Daboolay Bulshada Gobolka Sool iyo Guud ahaan Bulshada SSC.

 

Hospitaal waxaa ka shaqa gala Dhakhaatiir isugu jira ajaanib iyo somali kuwaaso 24 saac Heegan u ah dadka si ay u Daboolan baahida.

 

Bahda Gargaar Maaha kuwo U Soo shaqo tagay Dadka Ee waa kuwo ushaqeenaya.

QAYBAHA HOSPITALA IYO ADEEG YADIISA

1. Drs: amiira

2. Qaybta maternity oo shaqeeya 24 sacadood ba iyadoo ay tahay shaqadu bilaash.

Sidikoolale waxaa ka hawlgal dhackhtarad ku takhasuustay cudurada guud iyo daweentooda
xaga dumarka

waxyalaha ay ku takhasuustay dakhtaadu

A. DAWEENTA DHALMA LA AANTA

B. DAWEENTA CUDURDA KU DHACA MINKA

C. DAWEENTA CUDURDA KU DHACA TUUBOOYINKA DUMARKA

D. DAEENTA DHIIG FURANKA

E. DAWEENTA DILINKA ILMAHA

F. FURITAANKA TUUBOOYINKA

G. FURISTA MINKA XIDHMAY

H. BAA BINTA NABADARDA MINK AFKIISA

I. XAADHISTA ILMA DILMA

J. Daweenta dareen yarida

K. KU QALIDA ILMAHA

L. Kor dhunta ug xamaha

M. Daaweenta infag shanka

a. Qalimada burooyinka minka

b. Qaliimada burooyinka tuubada

c. Saarida computerka

3. Qaybata cudurada guud iyo ciyalka qalimadooda.

A. DAWEENTA CUDURADA GUUD

B. DAWEENTA IYO TALA KABIXITA DHIIG KARAKA

C. DAWEETA IYO KA WAC YIGALINTA MACAANTA

D. DAWEENTA WAD XANUUNKA

E. DAWEENTA KALYA XANUUNKA

F. DAWEENTA GASTRICA IYO KA WACYIGALINTA

G. DAWEENTA IN FAGSHANKA

Qaliimada guud

A. Qalniinka bogdilaaca

B. Qalniinka qabsinka

C. Saarida dhagaxanta kaadi haysta kujirta

D. Qalniiinka biyaha xaniin yaha gala

E. Gudniinka caruurta

EMERGENCY

Sidoo kale cusbitalku wuxuu kuu diyaariyay qaybta emergency oo 24 saac ba shaqaynaya
Markasta waxaad helaysaa dhakhatarka qaybta emeregcny oo mar walba diyaaraar ku ah.

Pharamacy

Gargraa pharamacy waxuu kuu diyaariyay dawo tayo leh oo markii ba jawaab dadaga
kabixinaysa xanuunka dawaadaaso laga keeno yurub .

Laboratory department

Gargaar hospital lascanood waxaad ka helaysaa shaybaadh casriya oo aan wadanka laga helin
adeegyada cusbitalka waxaa kamida

A. BAADHISTA BAGTEERIYADA

B. KORINTA BAG TEERIYADA (CULTURE)

C. BADHIIDA SHAQADA KALYHAY

D. EEGIDA DHECAAMADA BEERKA

E. BAADHISTA DHECAMADA DHALAMADA EE DUMARKA

F. BADHIISTA DHEECAMADA

QAYBATA SAWIRDA

Gargaar hospital lascanood wuxuu kidiyariya computers ka ay kamid yihiin

Ultrasound oo lugu eego uurkijirta soo socota

A. EEGIDA KALAYAHA

B. EEGIDA BEERKA

C. SAARISTA WADNAHA

D. SAARISTA MAKAANKA

E. SHEEGIDA ILMAHA KU JIRA UURKA NOOCUU YAHAY

F. SAARISTA KAADI HAYSTA

G. SAARISTA XAMEETIDA

H. SAARISTA BEER YARADA

COMPUREKA WADANA (ECG)

 

ECG COMPUTER WAXAA LUGU TALO GALAY IN LUGU OGAADO SHAQADA WADNAHA
WIXII INOO SHEGAYA DHAMAAN XANUUNDA KU DHACAWADNAHAA AY KAMID YIHIIN
1. WADNAHA OO WAYNADA (CARDIOMAGELAY )

2. WADNA OO QAYBI DHIMATO (MYOCARDIAL INFERCTION )

3. WADNAHA OO JANBEAR WATNADO ( VENTRICAL HYPERTROPHY )

DHAAMAN XANUUNDA KU DHACA WADNAHA OO DHA .

 

WARD (IN PATEINT DEPARTMENT )

QAYBTA BUUKAAN JIIFKA CUSBITALKA WAXAA LOO QALABEEYAY SI CASRIYA OO AAD KEHELAYSO
SARRIRO CASRIYA AHNA MEEL KU HABOON BUUKAAN UU KU DAREEMAYO NAFIS ISAGOO BUKAAN
JIIFKU UKALA BOXO LABO QAY BOOD OO KALA AH QAYBTA VIP ,QAYBTA LAWADA DAGO

Hoos Ka Daalaco Hospitaalka

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 1)

  1. mohamuud says:

    anigu waxaan ku talin lahaa dadka ajaanibta ah waa in amaankooda si hufan aad u ilaalisaan daqiiqad daqiiqad goobta shaqada iyo hoygooda hadii aad doonaysaan in aan la tartano soomaalida kale oo aad noqotaan dad ilbaxa oo laguu soo dhiiran karo weliba hadii la ogaado in aynu nahay bulsho martida ilaalisa waxaa imaan doona in dhuulkeenu hormaro




script>
Deg Deg Daawo::”Somaliland Dhankasta Markay Soo Oodantay Ayaan IS Casilay”
- Oct 14, 2019
Faadumo siciid Xoghayihii Xisbiga WADANI. ayaa shaacsiay in ay iska casishay xilkaasi ay ka ...
War Deg Deg Ah:Kurdida oo la heshiiyey Xukuumada Bashar Al Assad
- Oct 14, 2019
Xoogaga Kurdida Siiriya oo maalmihii lasoo dhaafay duulaan culus uga yimid dhanka Militariga Turkida ...
Deg Deg:Sarkaal Lagu Dilay Kismaayo,
- Oct 14, 2019
Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in ...
Deg Deg Daawo::Sheekh Xasan”Kismaayo Waxa Ka Socda Waa Naag Dhilaysatay Oo Kale”
- Oct 13, 2019
Sheekh xasan deheeye, oo kamid ah Culimada Borama, ayaa Si kulul uga hadlay ...
Deg Deg Daawo::Somaliland Oo Ka Hadashay Xubno Kismaayo Tegay,
- Oct 13, 2019
Maamulka Somalialnd ayaa markii ugu horeysay ka hadlay xubno Maamulkaasi kamid ah ...