dahabshiil

Deg Deg War Hada Soo Dhacay: Khilaaf Soo Kala Dhexgalay Madaxwaynaha Puntland Iyo Ku Xigeen Kiisa

HALKAN KA DAAWO VIDEO

 

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 7)

  1. Idman says:

    Mudane camey,
    Kkkkkk
    Oo heedha madaxweyne ku xigeen sharciyadda uu wax ku magacaabayo xagee joogtaa kkkk
    Malaha sidii la sheegayey baa rumooday oo ah in loo soo dirsaday burburinta puntland mudanec camey oo isagu uu medaxweyne ku xigeen ka yahay ayna xaq ku tahay illaalinta shuruucdeeda

  2. Beelaha Gobolka Bari.iyo Ciise Maxamuud says:

    Cabdiweli Gaas beeshiis Cumar Maxamuud hubka ha dhigto, Cabdiweli Gaasna kursiga madaxweynaha ha ka dego inta aan ciidanka Puntland soo qaban ama dilin.

    Wakhtigaada waa dhamaaday adeer Gaasow,si nabad isu soo dhiib ciidaka Puntland.

  3. Cismaan Maxamuud says:

    Cumar Maxamuud canshuur dambe ka qaadahaysa Bosasso ma jidho. Dakada Bosassood iib mahaan saa horeeto la idinku sheegey.

    Garoonka diyaarada Gaalkacyo iyo xeebta Garacad ha idin ku filnaato.

  4. Idaman says:

    cisman iyo cumar iyo caqlixumada aad ku hadlays ma fahmin mana tihid dadkaad sheegay oo waa caddahay. Only know gabanka we are puntlanders puntlandna qalalaaso iyo qas kama istaahisho madaxweyne ku xigeenkeeda, Shacabka puntlandna ka yeelimaayo boowe ee
    shaqadiisa ha ku ekaado mudane Camey period!

  5. Idman says:

    Madaxweynu shaqadiisa ha barto, caqliga xunna joojiya waxaad ka hadlaysan la garan maayee😂

  6. Idman says:

    Camey haduu shaqadiisa yaqaan saan u idhiba waxba ma xumaadeen idinka meesha ku hadlayana waxba majeerteen hayska dhigina laydin fahan😂

  7. Sharmaarke says:

    Farmaajo qaska Puntland uu ka wado waxa ka helo waa la arki doona. Puntland waa taqaan saa la iska qabto hogaamiye kooxeed Muqdisho fadhito.




script>
Daawo Video:Muuse Biixi Oo lagu Bahdilay Addis Ababa iyo Axmed Shide Oo Soo Dhaweeyay?
- Feb 20, 2019
Waxaa magaalada Addis ababa caasimada dawlada itoobiya maanta soo gaadhay madaxweynaha maamul beeleedka snm ...
War Deg Deg Ah:Kulan kii Farmaajo Iyo Muuse Biixi Oo Fashil Ku Dhow iyo Wararkii ugu Danbeeyay+Maxaase La isku Haya!?
- Feb 20, 2019
Jabuuti{ Khaatumonews }Wararka laga helayo dalka Jabuuti ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo uu ...
Deg Deg Daawo Sawiro:Kulankii Madaxweyne Farmaajo iyo…..
- Feb 20, 2019
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wada hadallo miradhal ah Qasriga ...
Deg Deg Daawo Video::Muuse Biixi Oo Khiyaamo Halis Badan u Jilaaya shacabka SNM
- Feb 20, 2019
Waxaa maanta magaalada hargaysa ka dhoofay madaxweynaha maamul beeleedka snm muuse biixi cabdi iyo ...
Deg Deg Daawo Video:Itoobiya Qaaday Talaabo Argagax Galisay Kenya!?
- Feb 20, 2019
Dawlada Itoobiya ayaa qaaday talaabo aysan mahadin dawlada Kenya kadib khilaafkii ...