600 Daawo Video:Shirkii Jaaliyadda Isaaq Ee UK iyo Faratoon Oo Wali Aan Fahmin Qaabla La Isugu eekaysiiyo Wasiir Arrimo Dibadeed. | khaatumo news online
dahabshiil

Daawo Video:Shirkii Jaaliyadda Isaaq Ee UK iyo Faratoon Oo Wali Aan Fahmin Qaabla La Isugu eekaysiiyo Wasiir Arrimo Dibadeed.

Magaalada Londoin waxaa ka furmay shir jaaliyadda isaaq la isugu ururinaayo taaso ku kala irdhowday Doorashadii Ka dhacday Dhamaadkii sanadkii 2017 Burco iyo Hargaysa.

Halkan Ka Daawo Video

Shirarka Jaaliyadda waxaa ka qeyb gali jiray oo Hormuud u ahaa Xubinka markaasi maamulka SNM ugu magacaaban wasiirka arrimaha dibada balse markan kama uusan qeyb galin xubinkaasi oo ahaa wasiir Faratoon oo ah Xubin Ku cusub Booskaasi Qaab Siyasadeed iyo Mid Beeleedba.

 

Badelka Faratoon waxaa galay Xubno wasiiro ah oo isaaq ah iyo Madaxweyne KU xigeenka SNM Saylici oo isagu mudo dheer ku jiray Maamul beeleedka isaaq waxna Ka garanaay qaabka Laxanka loo saaro ama loola hadlo jaaliyadda isaaq.

 

Faratoon oo shaqadan lahaa kama uusan qeyb galin sababo la xidhiidha isago aan famnayn qaabkii uu u wajihilahaa jaaliyadda isaaq ulana hadli lahaa maadaba uu yahay xubin aan qadiyada maamulkaasi dhaafsiisneen Bushmahiisa kaliyana mushahaar kula matanoobay maamul beeleedka snm.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 5)

  1. Ali says:

    Europe Gaar ahaan London Iyo Waqooyiga Somalia !!! 4 tiinaa Jeegaanaysan ma aha.ee Dadkan Rabin waxaad meesha kuhaysaan.Umada midnimada Soomaliyeed Bay rabtaa maqasabaa Jallayaal Gamuuran oo Gayaxan, Somalia Hanoolaato Haisrac

    • MR JEEGAAN ROOB says:

      Waligaaba waad dudi jirtey oo Xamar u sixranayde iska XAARMAAJOysnaw Somaliland Republic waa qaran xora oo calanka Sama wade Dayaxa ka taagtaye
      HANGARAARAC LUG UMA DHUTIYO
      viva Republic of Somaliland
      http://www.horumarka somaliland.com

  2. Ali yusuf says:

    Ali iska riyo wa lagu ogol yahay

  3. Wadaniboy says:

    Jeegaanta usheego farmaajo waa madaxwe ah somaliya. Wiilka sa baa madaweyne noqon dona idinkoocalaacalaya. Khayre wiilkiisa baa madaxweyne noqon doona. Calacalka wada. Waligiin. Iyo qaran beena baan ahay. Ethiopia jabuuti. Kiinya africa yurub idin marabto. Dhulbahante gadabuursi. Somali wayn bay rabaan. Ama qaran sheegta. Snm. Jegaanta. 60 ingiriska gumaystay. 4 koonesoMali idin axigta. Waxaad jecel shihiin faanka heesaha. Cayda. Tv inaad wax ku noqotaan. Iyo inaad dad dhukood see sheegtaan. Waxaan layaabay Markay hawiyaha caayeen. Hawiyaha oo ah somali dhaba oo Aan madaxda hawiye ama darood ama raxanwayn qabiilada ma caayaan iyo madaxda Aduunka katagay iyo kuwa nool. Ogaada waxay jecelyihiin in siysinta hawiyaha iyo da rood. Isku dhacaan. Oo iyaga yiraahdaan. Qaran baanahay iyo waxbaan qabsanay. Iyo muqdisho nabad maha hargaysa waa nabad. Iyo faan taas waxay ku tusaysaa inay. Marwalba. Colood rabaan ogaada gibalkasool Colood waxaa ugu horaysay Markay yimaden snm. Ilaa hada doonayaan. Inay ka aarsadaan darood ahaan. Waayo waxaas arkaysaan iyagoo. Caayaya farmaajo. Iyo madaweyne kacaanka. Sayid maxamed. Gaas. Dhulbahante oo lajooga cadawada ay qabaan way cadaysteen.

  4. Waali ictiraaf says:

    Ka daaya Madaxawaynaha caalamka aqoonsan yahay (Mrfarmaajo) haku qarwina jeegaanland ismaga caawday.
    Liidid Qaldaamada madaxdooda waxaa ugu filan caacdooda ee yaa arkay farmajo oo u jawaabaya baroorta ay Ku Kiran.
    Weligood ha cabaadaan ee dantiina somaliwayneey xajiso




script>
Liiska Madaxweynaha Farmaajo u raaci lahaa Hargeysa oo la helay .
- Feb 17, 2020
Waxaa Goordhaweyd soo gaadhay shabakadda Khaatumonews liiska xubno u raacilaha Magaalada Hargayusa ...
Daawo:Farmaajo Hadii Uu yimaado Hargaysa waa La jarjaraya’
- Feb 16, 2020

War Deg Deg Ah Daawo:Dawlada Somaliya Oo ciidan Keenaysa Gaalkacayo iyo Puntland Oo Dagaal Ku Hanjabtay,
- Feb 16, 2020
Guddoomiyaha gobolka Mudug ee dowladda Puntland Axmed Muuse Nuur Yare, oo saaka wareysi siiyay ...
War Deg Deg Ah Daawo:Ugu Danbayn Somaliland Oo Cadaysay In Uusan Farmaajo Hargaysa Imaan Karin.
- Feb 16, 2020
Maamulka Somaliland ayaa Warqad Rasmi ah u dirtay Dawladda Ethiopia, taas oo ay ku ...
Daawo:Faysal Falaalug Oo Buuhoodle Soo Gaadhay iyo Saraakiisha SSC Oo Soodhaweeyay.
- Feb 16, 2020
Hogaanka sare ee Jabhada Ssc Col.Cabdirashiid Xuseen Cali Iyo Saraakiisha Ssc Ayaa Maaanta ...