dahabshiil

Deg Deg:Maleeshiyada Isaaq Oo Afduubatay Laba Dumar Ah Tukaraq iyo Wararkii Ugu Danbeeyay,

Garoowe{Khaatumonews]Maleeshiyada Isaaq ayaa Si badheedh ah Gudaha Tukaraq waxaa ay Uga Afduubten labo kamid ah Dumarka Deegaankaasi.

 

Afduubkan  ayaa yimid kadib dhawaan markii Maleeshiyada SNM uu ka baxsaday gaadhi Tikniko ah iyo Sarkaalkii watay oo ka soo jeeday Beesha Arab,

 

Sida wararku Nagu soo gaadhayan maleeshiyada isaaq ayaa ku eedeeyay labadan Dumarka ah inay Ka danbeeyen qorshihii garoowe uu ku aaday gaadhigan.

 

Waa Nasiib daradii ugu weynayd in dhulbahante dhexdiisa ay maleeshiyada isaaq si badheedh ah haweenka  ugu afduubtan.

 

Labadan Haweenka ah ayaa nala soo xaqiijiyay in Loo qaatay dhanka Iyo taliska Isaaq Ee Oog.

Lasoco Wixii Soo Kordha Khaatumonews.com

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 5)

  1. Ayaan says:

    Aad baa oga xumahay talo rabi ku filan

  2. Dahir says:

    Dhulbahante heerkaas buu marayaa Allow sahal amuuraha.

    • Lafaruugaawi says:

      I am security expert
      Way dhici Kartaa nin aan naag arag dhawr sanno oo geesi dalkiisa difaacayay ah in madheerteen halamash naagood Hablahooda u soo adeegsadaan Sida dhillooyinka oo Basaasiin ka dhigtaan.Laakiin baadhitaan iyo maxaad ka ogeydeen waa Sunnaha Dawladnimada iyo hay’adaha nabad gelyada Dalka Somaliland u xil saaran
      Muwaadin dhinacaaga nabad gelyadaada ka ilaasho faqash may quusane.
      Madaxweyne ku xigeenkii MUDANE Daahir Riyaale
      AXMED YAASIIN ba inan (gabadh yar) oo reer boosaaso ah ayay Madheertenia yidhaahdeen sheego Xasan jibriil ? Reer Xamaas ah .oo luntey oo soo sunee odaygaa geesiga ah waana la qabtey kkkkkkkk
      Viva somaliland Republic
      @ allaw u siyaadi somaliland

  3. Ali yusuf says:

    Lafarug inader aniga reer idleh ah salaan sare lamin aniga waxan ilahay ina bentall oo khaatumo so maluuqday. Wa si dhulbante lo waali

  4. Adennoornunow says:

    Aaaad baaan ULA socondoooonaa sii kordhiyaaa dadalkina




script>
Daawo Video:Muuse Biixi Oo lagu Bahdilay Addis Ababa iyo Axmed Shide Oo Soo Dhaweeyay?
- Feb 20, 2019
Waxaa magaalada Addis ababa caasimada dawlada itoobiya maanta soo gaadhay madaxweynaha maamul beeleedka snm ...
War Deg Deg Ah:Kulan kii Farmaajo Iyo Muuse Biixi Oo Fashil Ku Dhow iyo Wararkii ugu Danbeeyay+Maxaase La isku Haya!?
- Feb 20, 2019
Jabuuti{ Khaatumonews }Wararka laga helayo dalka Jabuuti ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo uu ...
Deg Deg Daawo Sawiro:Kulankii Madaxweyne Farmaajo iyo…..
- Feb 20, 2019
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wada hadallo miradhal ah Qasriga ...
Deg Deg Daawo Video::Muuse Biixi Oo Khiyaamo Halis Badan u Jilaaya shacabka SNM
- Feb 20, 2019
Waxaa maanta magaalada hargaysa ka dhoofay madaxweynaha maamul beeleedka snm muuse biixi cabdi iyo ...
Deg Deg Daawo Video:Itoobiya Qaaday Talaabo Argagax Galisay Kenya!?
- Feb 20, 2019
Dawlada Itoobiya ayaa qaaday talaabo aysan mahadin dawlada Kenya kadib khilaafkii ...