600 War Deg Deg Ah Daawo Video:Madaxweynihii Maraykanka Oo Geeriyooday. | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

War Deg Deg Ah Daawo Video:Madaxweynihii Maraykanka Oo Geeriyooday.

Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka George HW Bush ayaa ku geeriyooday da’da 94 jir, sida uu shaaca ka qaaday wilkiisa, George W Bush oo isna madaxweynaha kasoo noqday dalkaasi.

Halkan Ka Daawo Video

George W Bush ayaa geeriyooday sacadda dalkaasi marka ay ahayd 22:10 oo ku beegneyd saaka wakhtiga bariga Afrika. sida uu sheegay afahayeen u hadlay qoyska.

 

Wuxuu ahaa madaxweynihii 41-aad ee Mareykanka sanadihii 1989-kii iyo 1993-dii.

 

Xilliggii uu ka talinayay Mareykanka waxaa lagu tiriyaa markii uu soo afjarmay dagaalkii qaboobaa iyo dagaalkii ugu horreeyay uu Mareykanka ku qaaday madaxweynihii Ciraaq Saddaam Xuseen.

 

Sanidiihii u dambeeyay xaalad caafimaad darro ayuu la il darranaa balse waxaa uu suurogashay inuu kasoo dhex muuqdo bulshada.

 

Bishii April,waxaa la geeyay isbitaal ,waxaana la sheegay inuu qabay xannuun dhanka dhiigaha ah, Xaaskiisa, Barbara ayaa toddobo bilood ka hor geeriyootay.

 

George Bush Jr oo isagana noqday madaxweynihii 43-aad ee Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday in aabihiisa uu geeriyooday isla markaasna sheegay inuu ahaa aabe wanaagsan oo lahaa dabeecad

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Kenya Oo Soo Saartay Qoraal u muuqda ku Digasho Dagaalka Somalida ku dhexmaraya Baladxaawo
- Jan 25, 2021
Dowladda Kenya ayaa war rasmi ah oo kasoo saartay dagaalladii xalay illaa saaka ka ...
Deg Deg Daawo:Dawlada Somalia Soo Qabatay Maxabiis badan ay Ku sheegtay Ciidanka Jubaland
- Jan 25, 2021

Deg Deg Daawo:Ciidanka Jubaland Oo Gudaha Baladxaawo Isaga Duubay Muqaal.
- Jan 25, 2021
Ciidanka Jubaland ee Gudaha u galay magaalada Baladxaawo ayaa muqaal iskaga duubay Gudaha ...
Deg Deg:Dagaal Culus Oo Ka socda Balad-xaawo iyo Saraakiil lagu Dilay,
- Jan 25, 2021
Dagaal culus ayaa xalay ilaa saaka ka dhacay degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo, ...
Daawo:Faysal Cali Waraabe”Hargaysa Gudaafad Bay Noqotay
- Jan 24, 2021