600 War Deg Deg Ah: Alshabaab Oo Gudaha Ugashay Xarunta Nin Sheegtay Nabi Gaalkacayo iyo Dhimashada Maraysa 20 | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

War Deg Deg Ah: Alshabaab Oo Gudaha Ugashay Xarunta Nin Sheegtay Nabi Gaalkacayo iyo Dhimashada Maraysa 20

Ururka Al-Shabaab ayaa si rasmi ah u sheegtay inay iyaga fuliyeen weerar saakay lagu qaaday Xarunta uu Magaalada Gaalkacyo ka daganaa Shiikh Cabdi Wali Cali Cilmi Yare iyo xirtiisa.

Al-Shabaab ayaa sheegtay inay weerarkaas ku dileen Shiikh Cabdi Wali Cali Cilmi Yare iyo 11 kamid ah ilaaladiisa.

Al-Shabaab ayaa wadaadkaan ku sheegay inuu nabinimo sheegtay sidaasna ay ku weerareen.

Waxay kaloo Al-Shabaab sheegeeyn inay dadka Muslimiinta ah ugu bishaareynayaan dilka wadaadkaan.

Weli waxaa gudaha Xarunta wadaadkaan ku jiro kooxihii weerarka soo qaaday oo la sheegay inay gudaha la galeen baabuurka Cabdi Bilaha loo yaqaan iyo ciidamo badan oo saarnaa.

Weli waxaa laga dhex maqlayaa rasaas culus oo la is waydaarsanayo, waxayna dhimashada illaa hadda mareysaa ilaa 20 qof

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:Duleedka Buuhoodle Oo Lagu Dilay Nin Isaaq Ah,
- Jan 20, 2021
Waxaa Duleedka Magaalada Buuhoodle, Gaar ahaan Aaga Tuulada Dandan lagu dilay Nin Deegaan ...
Deg Deg Daawo:puntland Oo lacag Xoogan Duldhigtay Afhayeenka Al-shabaab,
- Jan 20, 2021
Guddoomiyaha gobolka Mudug ee dowlad goboleedka Puntland, Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) ayaa u ...
Ded-deg Daawo Video:- Wiil reer SSC ah oo ku dhiban Magafaha Liibiya
- Jan 20, 2021
Fadlan Caawi dhibane Axmed maxamed Cumar oo ka soo jeeda SSC oo ku dhibaateysam ...
Deg Deg:Go’aamo culus Oo Ka Soo Baxay Shir Buuhoodle Ka dhacay,
- Jan 19, 2021
Shir Nabadeed Caawa ka dhacay Buuhoodle oo Heshiis Hordhac ah Laga gaadhay senterka Qabalaha shaxda ...
Deg Deg:Taliyihii Isaaq Ee Fara Xumeeyay Maxaabiista Jeelka laascaanood Oo Baxsaday iyo Dhaawac Soo Gaadhay
- Jan 19, 2021
Waxaa Goordhaweyd baxsaday oo si dhuumasho ah uga cararay magaalada Laascaanood, Taliyihii Xabsiga dhexe ...