600 Deg Deg::Madaxweyne Farmaajo oo ku wajahan Nairobi | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg::Madaxweyne Farmaajo oo ku wajahan Nairobi

Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta ku wajahan magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya.

Farmaajo ayaa lagu wadaa in Nairobi uu kula kulmo dhigiisa dalkaasi Kenya Uhuru Kenyatta oo casuumaad u fidiyay madaxweyne Farmaajo.

Kenyatta iyo Farmaajo ayaa lagu wadaa in ay kawada hadlaan xaaladaha dalka Soomaaliya iyo la dagaalanka Al-Shabaab maadaama Kenya ay ciidamo ka joogaan Soomaaliya.

Madaxweyne Farmaajo ayaa socdaalo ku maraya qaar kamid ah wadamada caalamka isaga oo maalmihii la soo dhaafay tagay wadamada Talyaaniga, Turkiga , Uganda haddana ku wajahan dalka Kenya.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
DAAWO:-Horgal Qambi Oo Ka Hadlay Ninkii Habar Jeclo Duleedka Buuhoodle Lagu Dilay,
- Jan 22, 2021

Deg Deg:Geeli Habar Jeclo laga Dhacay Oo La qabtay,
- Jan 22, 2021
Waxgaradka Buuhoodle, ayaa soo qabtay geel Laga dhacay Beesha Habar Jeclo oo dhawaan geelaas ...
Hadeer waxaa hadhay in dadka iyo masaajidada la iibsado marka la eego waxa ka socda laascaanood
- Jan 22, 2021
Laascaanood maanta waxay maraysaa halkii ugu xumaa waxaa biloday in la iibiyo dhulkii danta ...
Deg Deg:Alshabab Qabsatay Deegaano Cusub,
- Jan 21, 2021
Wararka aan caawa ka heleyno deegaano ka tirsan gobolka Shabeellada Dhexe waxay sheegayaan in ...
Daawo:Nimco Dareen Oo Hees Yaab leh U Soo Qaaday Gobolada SSC,
- Jan 21, 2021