600 Dawlada Turkiga Oo Xamar Ka Wada Arrin Cajiib Ah, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Dawlada Turkiga Oo Xamar Ka Wada Arrin Cajiib Ah,

Dowlada Turkiga ayaa horey ugu balan qaaday dowlada Soomaaliya in dalka ay ka fulineyso mashaariic horumarineed sida dhismaha 10-kun oo guri oo laga dhisayo qeybo kamid ah magaalada Muqdisho.

Turkiga ayaa sanado kahor joojiyay mashaariic kala duwan uu Soomaaliya ka fulinayay sida dhismaha wadooyinka, waxaana hada mar kale la filayaa in Turkiga dib u bilaabaan mashaariic dalka lagu horu marinayo gaar ahaan caasimada.

Madaxweynaha Soomaaliya iyo dhigiisa Turkiga oo shalay kulan yeeshay ayaa isku afgartay in la bilaabo fulinta mashaariic horumarineed oo ay hore u kala saxiixdeen labada dal, kuwaas oo ay ka mid yihiin dhismaha 10,000 oo guri.

Dhismaha guryahan oo si casri ah loo dhisayo qeybna ka qaadanaya horumarka caasimada waxaa fulineysa Hay’adda TIKA ee dalka Turkiga laga leeyahay, waxaana la filayaa in Hay’adan dhawaan qiimeyn ku sameyso goobaha ku fiican in guryahaasi laga dhiso.

Magaalada Muqdisho ayaa mudooyinkii dambe waxaa ka socday dib u dhis balaaran , waxaana la filayaa hadii ay Turkiga Muqdisho ka dhisaan 10-kun oo guri in caasimada si weyn looga dareemi doono bilic iyo hurumar weyn.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Daawo:Nimco Dareen Oo Hees Yaab leh U Soo Qaaday Gobolada SSC,
- Jan 21, 2021

Deg Deg:Duleedka Buuhoodle Oo Lagu Dilay Nin Isaaq Ah,
- Jan 20, 2021
Waxaa Duleedka Magaalada Buuhoodle, Gaar ahaan Aaga Tuulada Dandan lagu dilay Nin Deegaan ...
Deg Deg Daawo:puntland Oo lacag Xoogan Duldhigtay Afhayeenka Al-shabaab,
- Jan 20, 2021
Guddoomiyaha gobolka Mudug ee dowlad goboleedka Puntland, Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) ayaa u ...
Ded-deg Daawo Video:- Wiil reer SSC ah oo ku dhiban Magafaha Liibiya
- Jan 20, 2021
Fadlan Caawi dhibane Axmed maxamed Cumar oo ka soo jeeda SSC oo ku dhibaateysam ...
Deg Deg:Go’aamo culus Oo Ka Soo Baxay Shir Buuhoodle Ka dhacay,
- Jan 19, 2021
Shir Nabadeed Caawa ka dhacay Buuhoodle oo Heshiis Hordhac ah Laga gaadhay senterka Qabalaha shaxda ...