600 Deg Deg Daawo Sawiro:London Oo Lagu Arkay Arrin Ka Nixisay Shacabka Dalkaasi. | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo Sawiro:London Oo Lagu Arkay Arrin Ka Nixisay Shacabka Dalkaasi.

Dadka kunool xaafad katirsan magaalada London ee caasimada dalka Ingiriiska ayaa lama filaan waxaa ku noqotay in xaafadooda ku arkaan qoraal lagu xusayo Saadaam Xuseen Madaxweynihii hore ee dalka Ciraaq.

Qoraalka oo lagu dul qoray bir lasoo qurxiyay ayaa laga taagay wado dhax marta xaafad katirsan magaalada London, waxaana qoraalka oo kalgaceyl ka muuqday lagu qoray taariikhdii uu dhashay Saadam ee 1937 iyo taariikhdii la dilay oo aheyd 2006.

Qaar kamid ah dadka kunool xaafada lagu arkay qoraalka lagu xusayay Saadaam Xuseen ayaa aad uga carooday, waxa ayna dadka qaar sheegeen in ay aad u dhibsadeen qoraalkaasi ay arkeen.

”Run ahaantii aad baan u argagaxay, anoo socda un baan isha ku dhuftay qoraalkaas, run ahaantii aad baan u dhibsaday, waxaanan isku dayey bal inaan hubsado in waxaan arkayaa dhab yahay iyo in kale”.Ayey tiri haweeney kamid ah dadka deegaanka.

Qoraalkan xasuusta Saadaam Xuseen ayaa markii dambe laga fujiyay halkii lagu dhajiyay, waxa ayna sheegeen maamulka deegaanka in aysan jirin cid ay ruqsad u siiyeen in qoraalkan goobtaasi ku dhajiso.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:Muqdisho Laga Dajiyay Dhaawac Aad U Badan oo laga Qaaday Baladxaawo
- Jan 26, 2021
Magaalada Muqdisho waxa xalay la gaarsiiyay dhaawacyadii ku soo dhaawacmay dagaalkii degmada Beled-xaawo ku ...
Kenya Oo Soo Saartay Qoraal u muuqda ku Digasho Dagaalka Somalida ku dhexmaraya Baladxaawo
- Jan 25, 2021
Dowladda Kenya ayaa war rasmi ah oo kasoo saartay dagaalladii xalay illaa saaka ka ...
Deg Deg Daawo:Dawlada Somalia Soo Qabatay Maxabiis badan ay Ku sheegtay Ciidanka Jubaland
- Jan 25, 2021

Deg Deg Daawo:Ciidanka Jubaland Oo Gudaha Baladxaawo Isaga Duubay Muqaal.
- Jan 25, 2021
Ciidanka Jubaland ee Gudaha u galay magaalada Baladxaawo ayaa muqaal iskaga duubay Gudaha ...
Deg Deg:Dagaal Culus Oo Ka socda Balad-xaawo iyo Saraakiil lagu Dilay,
- Jan 25, 2021
Dagaal culus ayaa xalay ilaa saaka ka dhacay degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo, ...