600 War Deg Deg Ah:-Madaxweyne Farmaajo Oo Dalka Ka Dhoofay Saaka. | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

War Deg Deg Ah:-Madaxweyne Farmaajo Oo Dalka Ka Dhoofay Saaka.

Madaxweynaha dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saakay oo Isniin ah waxa ay kusii jeedaan magaalada Roma ee caasimada dalka Talyaaniga.

Farmaajo ayaa martiqaad rasmi ah ka helay dowlada Talyaaniga oo kamid ah dowladaha daneeya arimaha Soomaaliya, waxa uuna Madaxweynaha marka uu tago Talyaaniga la kulmi doonaa madax sare oo katirsan dowlada Talyaaniga.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa la filayaa in Madaxda dalka Talyaaniga kala hadlo arimo dhowr ah ay kamid tahay xoojinta xiriirka labada dal iyo sidii Talyaaniga u kordhin lahaa taageerada uu siiyo dowlada Soomaaliya.

Talyaaniga ayaa kamid ah dowladaha Soomaaliya ka taageera dhinaca ciidanka iyo dhinacyo kale oo muhiim ah, Talyaaniga ayaa doorkii uu horey ugu lahaa Soomaaliya uu soo gumeestay gabay.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:Weerar Ka Dhacay Kismaayo
- Jan 19, 2021
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar xalay ka ...
Ogaysiis Ku Socda Akhristayaasha Khaatumonews.com
- Jan 19, 2021
Shabakada Caalamiga Ah Khaatumonews.com waxay dib u furtay mudo bilo ah kadib qeybaha Fariimaha ...
Dawlada Somalia Dacweysay Saraakiil Cadaan ah Oo Somaliland Safar Tuugo ah Ku Gaysay Laascaanood,
- Jan 18, 2021
Maamulka Somaliland, oo dhawaan Deegaano kamid SSC, ka bilabaay isdiiwangalinta Golaha Deegaanka iyo Wakiilaha ...
DAAWO:SNM Oo Shaacisay siday ugu fashilantay Diiwangali Ka dhacda Buuhoodle iyo Lix Magaalo oo Hoostaga,
- Jan 18, 2021
Maamul Beeleedka SNM, ayaa shaaciyay sida ay ugu fashilmen Diiwaangalin maamulkaasi ka fuliyo ...
Deg Deg; Daawo Dalka Masar Laga Furay Xarun Dadka Ay U Masajaynayaan Masas
- Jan 18, 2021
Dalka Masar Laga Furay Xarun Dadka Ay U Masajaynayaan Masas https://www.youtube.com/watch?v=aJ5-o9ptfBA