600 Deg Deg Daawo Video:Ciidan Cusub Oo Ku Dhawaaqaya Ereyo Cadowga Naxdin Galiyay. | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Ciidan Cusub Oo Ku Dhawaaqaya Ereyo Cadowga Naxdin Galiyay.

Raisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa booqday ciidamo loo diyaarinayo inay ka qeyb qaataan sugida amniga magaalada muqdisho.

Halkan Ka Daawo Video

Ciidamadan loo diyaarinayay sugida muqdisho ayaa lagu sheegay inay yihiin dhalinyaro doonaya inay u shaqeeyaan dalkooda iyo dadkooda.

Khayre, Taliyaha Ciidanka Booliska,Wasiirka Qorsheynta iyo Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka G/Banaadir ayaa tegay saddex xarumood oo uu ka mid yahay dugsiga tababarka Jen. Kaahiye, waxaana uu warbiixn ka dhageystay Saraakiisha Ciidamada xareysan.

Xoghayaha Maamulka Gobolka Banaadir Cumar Cabdirisaaq Xuseen ayaa sheegay in Ra’iisul wasaaraha uu mid mid ula hadlay Ciidamada Booliska ee Xarumihii uu booqday tababarka uga socday, isagoo u jeediyey hadalo dardaaran ah.

Dhawaan ayay aheyd markii magaalada muqdisho lagu wareejiyay sugida amnigeeda ciidamo Boolis ah, kuwaasi oo wax badan ka badalay xasilooniyadda caasimadda, inakastoo mararka qaar ay wax ka dhacaan degmooyinka Gobalka Banaadir.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:Weerar Ka Dhacay Kismaayo
- Jan 19, 2021
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar xalay ka ...
Ogaysiis Ku Socda Akhristayaasha Khaatumonews.com
- Jan 19, 2021
Shabakada Caalamiga Ah Khaatumonews.com waxay dib u furtay mudo bilo ah kadib qeybaha Fariimaha ...
Dawlada Somalia Dacweysay Saraakiil Cadaan ah Oo Somaliland Safar Tuugo ah Ku Gaysay Laascaanood,
- Jan 18, 2021
Maamulka Somaliland, oo dhawaan Deegaano kamid SSC, ka bilabaay isdiiwangalinta Golaha Deegaanka iyo Wakiilaha ...
DAAWO:SNM Oo Shaacisay siday ugu fashilantay Diiwangali Ka dhacda Buuhoodle iyo Lix Magaalo oo Hoostaga,
- Jan 18, 2021
Maamul Beeleedka SNM, ayaa shaaciyay sida ay ugu fashilmen Diiwaangalin maamulkaasi ka fuliyo ...
Deg Deg; Daawo Dalka Masar Laga Furay Xarun Dadka Ay U Masajaynayaan Masas
- Jan 18, 2021
Dalka Masar Laga Furay Xarun Dadka Ay U Masajaynayaan Masas https://www.youtube.com/watch?v=aJ5-o9ptfBA