600 Daawo Video:Faysal Cali Waraabe ‘Albaabkasta Farmaaja Inaga Soo Xidhay’ | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Daawo Video:Faysal Cali Waraabe ‘Albaabkasta Farmaaja Inaga Soo Xidhay’

Hargeisa{Khaatumonews}Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka UCID ee Somaliland Feysal Cali Waraabe oo ka qeybgalay xus loo sameeyey Warihii hore ee BBC Axmed Xasan Cawke oo sanooyin ka hor geeriyooday ayaa weerar afka ah ku qaaday Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Halkan Ka Daawo  Video

Feysal Cali Waraabe ayaa Farmaajo ku eedeeyey inuu hor taagan yahay aqoonsiga Maamulka Somaliland oo aan weli ku guuleysan inuu helo hal wadan oo Ictiraaf siiyo.

 

Waraabe ayaa si weyn uga deyriyey halka ay ku socoto Somaliland, isagoo sheegay sababo dhowr ah oo keenay in 27 sano ay ictiraaf heli waayaan.

 

“Waa tan maanta keenay in inamo yaryar – Farmaajo wuxuu ahaa 15 sano jir markii uu Mareykanka tegayey- inuu naga soo xiro Itoobiya.. waayo anagaa isu jeedna..” ayuu yidhi Feysal Cali Waraabe.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:Muqdisho Laga Dajiyay Dhaawac Aad U Badan oo laga Qaaday Baladxaawo
- Jan 26, 2021
Magaalada Muqdisho waxa xalay la gaarsiiyay dhaawacyadii ku soo dhaawacmay dagaalkii degmada Beled-xaawo ku ...
Kenya Oo Soo Saartay Qoraal u muuqda ku Digasho Dagaalka Somalida ku dhexmaraya Baladxaawo
- Jan 25, 2021
Dowladda Kenya ayaa war rasmi ah oo kasoo saartay dagaalladii xalay illaa saaka ka ...
Deg Deg Daawo:Dawlada Somalia Soo Qabatay Maxabiis badan ay Ku sheegtay Ciidanka Jubaland
- Jan 25, 2021

Deg Deg Daawo:Ciidanka Jubaland Oo Gudaha Baladxaawo Isaga Duubay Muqaal.
- Jan 25, 2021
Ciidanka Jubaland ee Gudaha u galay magaalada Baladxaawo ayaa muqaal iskaga duubay Gudaha ...
Deg Deg:Dagaal Culus Oo Ka socda Balad-xaawo iyo Saraakiil lagu Dilay,
- Jan 25, 2021
Dagaal culus ayaa xalay ilaa saaka ka dhacay degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo, ...