600 Deg Deg:Ciidamo Hor Leh Oo Tukaraq La Geeyay iyo y Maleeshiyaadka SNM Oo Xaaladu Ku Xun Tahay, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg:Ciidamo Hor Leh Oo Tukaraq La Geeyay iyo y Maleeshiyaadka SNM Oo Xaaladu Ku Xun Tahay,

Garoowe{Khaatumonews}Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno jiidaha dagaalka deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa sheegaya in isbedelo dhanka ciidamada ah laga dareemayo deegaankaasi.

 

Xoggta aanu  ka helayno deegaanka Tukaraq ayaa sheegaysa in hogaanka guud ee ciidamada qalabka sida ee Puntland uu isbedel iyo xeelado cusub ku sameeyey ciidamada difaaca Puntland ee ku sugan deegaanka Tukaraq.

 

Taliska guud ee ciidanka oo horay u oollaa deegaanka God-qaboobe ayaa wararku sheegayaan in si rasmi ah loogu raray duleedka  Tukaraq, taasi oo cabsi xoogan ku abuurtay ciidamada SNM ee ku sugan deegaanka Tukaraq.

 

Sidoo kale waxaa heegan culus lageliyey fariisimo cusubna la wareegey ciidamada difaaca  Puntland ee ku sugan deegaankaasi, waxaana taliska guud ee ciidanku uu dhowaan sheegay inay u diyaar garoobayaan xoraynta gobolka Sool

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Ded-deg Daawo Video:- Wiil reer SSC ah oo ku dhiban Magafaha Liibiya
- Jan 20, 2021
Fadlan Caawi dhibane Axmed maxamed Cumar oo ka soo jeeda SSC oo ku dhibaateysam ...
Deg Deg:Go’aamo culus Oo Ka Soo Baxay Shir Buuhoodle Ka dhacay,
- Jan 19, 2021
Shir Nabadeed Caawa ka dhacay Buuhoodle oo Heshiis Hordhac ah Laga gaadhay senterka Qabalaha shaxda ...
Deg Deg:Taliyihii Isaaq Ee Fara Xumeeyay Maxaabiista Jeelka laascaanood Oo Baxsaday iyo Dhaawac Soo Gaadhay
- Jan 19, 2021
Waxaa Goordhaweyd baxsaday oo si dhuumasho ah uga cararay magaalada Laascaanood, Taliyihii Xabsiga dhexe ...
Deg Deg; Daawo Goodax Barre Oo Eedayn U Jeediyey Famaajo
- Jan 19, 2021
Wasiirkii Hore Ee Waxbarashada Dawlada Fedraaalka Soomliya Goodax Barre Oo Eedayn U Jeediyey ...
Deg Deg:Weerar Ka Dhacay Kismaayo
- Jan 19, 2021
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar xalay ka ...