dahabshiil

War Deg Deg Ah:Lix Qodob Laga Soo Saaray Nabadeenta Qayaad yo Bahrarsame,

Iyadoo 15 kii maalmood ee uu danbeeyey ay ka Wadeen ergo ka kooban 14 Isim oo uu hogaaminayey
Garaad Kulmiye Garaad Maxamed Garaad Dool Garaad Wiil Waal isla markaana uu soo direy madaxwaynaha Dowlad deegaanka Soomaalida iyo Isimo kale oo iyana kala yimid Garoowe , Laascaanood , Buuhoodle iyo Isimo maanta ka yimid gobolka Mudug (Gaalkacyo) sidoo kale meelo kale ayaaWaxay guulaysteen in ay xabad Joojin dhex dhigaan labada Beelood ee Shaydaanku ka dhex shaqeeyey (Dhumey.

 

Isimadan oo ay weheliyeen Culimo ka kala Socotey Laascaanood iyo Buuhoodle ayaa Waxaa ay howha maamulkeeda gacanta ku hayey Isimada Dowlada Deegaanka Soomaaluda oo uu hogaaminayo Garaad Kulmiye , Waxaana ay kulamo la qaateen guurtida labada labada dhinac , Waxaana ugu danbaynt ay ku heshiiyeen :

 

1:In Xabad Joojin ah qaataan Shuruud la’aan.
2:In ay Ogolaadaan Nabad in ay qaataan .
3:In ay gogashu noqoto magaalada Jig Jiga .
5:in ay iska soo Xulaan labada dhinac min 21 Xubnood.
6:Kuna Soo diyar garoobaan mudo sadex maalmood.

 

Sidoo kale , Waxaa ay Isimada nabadaynta ay sheegeen in howshaasi lagu dhamaynayo magaalada Jig Jiga ,si waafaqan Shareecada Islaamka iyo Geeg Hoostii

Waxaana ay u direen Shacabka Soomaaliyeed , Dhamaan Maamulada kala duwan ee Somalia iyo dawlada federaalka
ee Somalia in ay hawshaasi ka qay qaataan .

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 20)

  1. Warsame says:

    Masha’alaah

  2. Warsame says:

    Warkii Ina Kaahin markuu Liyu Police kii arkay meel uumarayba waala waayay Idoorku kal baqday leeyihiin kal xishoota malaha Muuse Shaanina wuxuu yidhi anagaa marti nalooyahay kkkkkkk Muusoow Aagiiba ciidamo hubaysan baa ku habsaday marya calastii SNM ee aaga joogtayna waxaa lagu amray inaanay baro cayiman oo loo calaamadiyay aanay soo dhaafin kkkkkkk afkiibaa Juuqda gabay

    • Daacad says:

      Horta nabadda illaahey qalbigiina ha geliyo..

      Muuse umaddaa cod ku dooratey(Hal cod qofkasya)oo reer Somaliland ah.
      Adigu maxaad ugu dayan weyda oo dadkaaga is dillaaya aad si uun u odhan weyday?inta itoobiya lagaga soo caqliyeynaayo ?

  3. Kalabaydhi says:

    Taleexi nabad ma u hogaansamaysaa? Se maku qancaysa in aysan degmo ama tuulo gaara deginoo lala dego? Cuqdada iyo istiilka maka waantoobayano walaltinimo iyo wadanolaansho ma aqbalayaan Farax Garaad dhexdiisa? Bahararsame habeen duulka iyo faqa ma dayneysaa? Reerka Cabdigaraada ma tusaysaa calamado ay ku boogo iyo cuqdad beelaan. War jiraaba cakaaru imaane bal aynu sugno nabada ina Wiilwaal ka dhex wado belaha isku xumadaye isladhashay isna dhaldhalay.

  4. Wiil waamo says:

    Maashaallaah
    Dadkaa walaalaha ah waxaa ku dhex jiray sheydaan iyo munaafuq iidoor oo soo adeegsada horgale dayuusiin ah sida BAASHE, INA KOORE IYO INDHO BUUR IYO QAAR KALE.
    inshaallaah wiil dambe iyo gabadh dambe nooga dhiman maayaan arintaas.
    Viva cuqaasha daarood viva maamulka jig jiga.

  5. SOOL JOOGTO says:

    Kuwani waa munaafiqiin GEELOOS,DHULOOS, caqligii wadaadkii waallaa ee mad 😠 mullaha futada kaga jiro waligoodna ma heshiin karaane Somaliland Republic ha iska guureen oo kililka 5aad ama Buqleen ha u guuraan ama dee ha is dhammeeyeen illayn haldoorba kuma hadhine.

  6. Fardojaan says:

    Dhig magaca
    Dhiladii Fucking Ka Joogtay ee
    Ku Dhashay Wase

    • SOOL JOOGTO says:

      BAQAL JIN
      SOOL JOOGTO ,MAYGAAGLE,
      QORI LUGUD,KALSHAALE,ILAA GAR-ADAG AMA DHAAMKA BUUHOODLE BERI HORAAN KAA TOOCSADEE ISKA BAROORO DUMARKIINNIYO CARRUURTANA GAR-ADAG AYAA CAMP QAXOOTI UGA SAMAYNAYNAA ADIGIYO ILMA CAGA LUULONA XAMAR IYO XAARMAAJO U QAXA.
      @ hubka culus somaliland

  7. Saylici says:

    SOOL JOOGTO
    REALLY RUN BAAD SHEEKTAY WAAYO DHUL-MA-HANTE WALIGOOD MA HESHIIN KARAAN MANA TASHAN KARAAN EE KOLLAY WAABAY IS DHAMMEEYEENE DUMARKOODA IYO CARRUURTANA REFUGEE CAMP GAR-ADAG HA LOOGA SAMEEYO GEELJIRAYAASHOODANA
    WAR-DHEER IYO QABRI DAHARRE HA LOO RARO SOOL NA SOOLAMADAW HA DHAXLAAN.
    @ buurdhaab qaraami

  8. Fardojaan says:

    Niicle kkk
    Magacyo Badane

  9. Shilke says:

    H jecladan meesha ka calaa calaysa maxay ka hadlayaan ma IN la kufsaday doonayaan awalba waa laguursan jiray gunta guntu dhashaye wr meesha maxaad kasoo doonteen futaxuneey

  10. Ali yusuf says:

    fardojaan dhulku ma guuro ee adigu iskaga guur oo jigjiga amba pukhland u guur dhulku wa muqadas

  11. Mujaahid SNM says:

    Horey baan idiin ku sheegey sool oo ka mid ah dhulka SNM SOMALILAND laguma qabankaro shir daarood ..somali Kurdish FAQASH mudankooda baan marsiiney kkkkkkkkkkk

  12. mohamuud says:

    jigjiga ethiopia uma aqaan waxaan u aqaanaa ogadenia

    • Yusuf says:

      Waxaad u taqaan localma baahnaa laakiin Jigjigi waa waa Itoobiya oo waxay la mid tahay Naasreet iyo Addis Ababa ee ka toos riyada. MalaaLaascaanodna waxaad u taqaanaa Soomaaliya,kkk.

  13. Hassan says:

    Qofiowna ha sugin dawlad hagaagsan oo Soomaaliya ka dhadlata ka hor inta laga aqoonsanayo dalkii xorriyadda lahaa ee Somaliland, Illaahayna dulmiga ma jeclaa.

  14. WARAN says:

    Hassan
    DREAM NEVER CONES TREU
    RIYADA DHAQAN VAAD U LEEDIHIIN OO DIR BAAD ISAFA LEEDIHIIN KAAKIIN RIYO MIYEY RUN NOQOTAA
    STUPID XUN BAAD TAHAYE DAWLADNIMADA WAA LOO DHASHAA EE WAX ISKA SOO BOODA MAAHA OO RAGII GAALKA KAA XOREEYEY ISAGOO GAALKU KUGU OOTAY BURCO IYO HARGEYSA IYO BERBERA OO AY DUSHA KAA RARTAAN RAGII KAA XOREEYEY BAA JOOGA EE XARSHIN IYO DULCADNA KUH DIRAY
    MARKAA SXB FACE THE REALITY OR JUST KEEP YOUR STUPID DREAMS WITH YOU

  15. WARAN says:

    Hassan
    DREAM NEVER CONES TREU
    RIYADA DHAQAN BAAD U LEEDIHIIN OO DIR BAAD ISAGA LEEDIHIIN LAAKIIN RIYO MIYEY RUN NOQOTAA
    STUPID XUN BAAD TAHAYE DAWLADNIMADA WAA LOO DHASHAA EE WAX ISKA SOO BOODA MAAHA OO RAGII GAALKA KAA XOREEYEY ISAGOO GAALKU KUGU OOTAY BURCO IYO HARGEYSA IYO BERBERA OO AY DUSHA KAA RARTAAN RAGII KAA XOREEYEY BAA JOOGA EE XARSHIN IYO DULCADNA KUU DIRAY
    MARKAA SXB FACE THE REALITY OR JUST KEEP YOUR STUPID DREAMS WITH YOU

  16. Lafaruugaawi says:

    WAXASH FAQASH
    WAALAN
    OO CILAAJ U BAAHAN
    MOORYAAN MORGEN QABRIGIISII ISLII SUUQ MADOW LOOGU AASAY MA SOO ARAGTEY SOMALILAND REPUBLIC LAGUMA WAASHEE.
    DOQON WAREERAYOOW DIIN CAYGA JOOJI WALIGAABAANU KU RARAN JIRNAYE
    VIVA REPUBLIC OF SOMALILAND
    @ allaw u siyaadi somaliland




script>
War Deg Deg Ah:Booliska Johannesburg Oo Xidhay Xafiis Somaliland Furatay,
- Nov 18, 2018
Booliska magaalada Johannesburg ayaa goor dhoweyd albaabada u laabay xafiis bilaa sharci ah oo ...
Deg Deg Daawo:-Soodhaweynta Garaad Mukhtaar Oo Laga Dareemaayo Jigjiga,
- Nov 18, 2018
Jigjiga{Khaatumonews}Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale oo soo dhawayentiisa Laga Dareemayo Magaalada Jig jiga ee ...
War Deg Deg Ah:-Muuse Biixi Oo Sool iyo sanaag Ku Soo Wajahan iyo Dagaalkii ugu Cusla Oo Loo Diyaarshay,
- Nov 18, 2018
Laascaanood{haatumonews}Madaxweynaha Maamulka  Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa saaka safarkiisi u horreeyay tan iyo markii ...
War Deg Deg Ah:Kenya Oo War Culus Ka Soo Saartay Dhismaha Darbiga xuduudda Soomaaliya
- Nov 18, 2018
Nairobo{Khaatumonews}Guddiga Difaaca baarlamaanka ee dalka Kenya ayaa sheegay in dhismaha darbiga xuduuda ay la ...
Deg Deg Daawo Video:Horgaladii Dhulbahante iyo Maleeshiyaadkii Isaaq Oo Ku Jees Jeesay Boqorka Beelaha Daarood Oo Laascaanood Yimid.
- Nov 17, 2018
Laascaanood{Khaatumonews}Sida Aanu Wararkii Hore Khaatumonews.com idiin ku soo Gudbinay waxaa Maanta laascaanood Soo gaadhay ...