dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:-Qodobo Ka Soo Baxay shirkii Kismaayo Wasiirada Amniga dowlad goboleedyada

Wasiirada Amniga ee Golaha Iskaashiga Dowlad goboleedyada dalka ayaa war-murtiyeedkan kasoo saarey kadib shir labo maalin socdey oo maanta Kismaayo lagu soo gabo-gabeeyey.

Halkan Ka Daawo Video

Shirkan waxaa ka qeyb galay wasiirada amniga afar dowlad goboleed oo kala ah Jubbaland oo marti loo ahaa, Galmudug, Koonfur galbeed iy Puntland, iyadoo war murtiyeedka ay soo saareen uu u qornaa sidatan:-

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 2)

  1. Haliye says:

    Shirkii oo lagu jiro buu hogaamiyihii dhintay, kuwii harayna welwel baa soo foodsaaray Gaas,’Axmed Madoobe iyo Xaaf.
    Waxaa wax lala yaabo ah wasiirka reer koonfur Galbeed wuxuu usii fadhiyay shirka maadaama maamulkii uu matalayay meesha ka baxay.

  2. Haliye says:

    GAAS waxaa laga waayay Farmaajo iska dhaaf anaga reer PUNTLAND ah dhib naguma hayo.
    Laakiin Gaas wuxuu ku jawaabay inuu dagaal gaar ah ka dhaxeeyo labadooda uuna weliba isaga (GAAS) ah guulaysan doono.
    Iĺaahow somaali quluubtooda midee oo wanaaga tus.
    Aamiin.




script>
War Deg Deg Ah:Booliska Johannesburg Oo Xidhay Xafiis Somaliland Furatay,
- Nov 18, 2018
Booliska magaalada Johannesburg ayaa goor dhoweyd albaabada u laabay xafiis bilaa sharci ah oo ...
Deg Deg Daawo:-Soodhaweynta Garaad Mukhtaar Oo Laga Dareemaayo Jigjiga,
- Nov 18, 2018
Jigjiga{Khaatumonews}Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale oo soo dhawayentiisa Laga Dareemayo Magaalada Jig jiga ee ...
War Deg Deg Ah:-Muuse Biixi Oo Sool iyo sanaag Ku Soo Wajahan iyo Dagaalkii ugu Cusla Oo Loo Diyaarshay,
- Nov 18, 2018
Laascaanood{haatumonews}Madaxweynaha Maamulka  Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa saaka safarkiisi u horreeyay tan iyo markii ...
War Deg Deg Ah:Kenya Oo War Culus Ka Soo Saartay Dhismaha Darbiga xuduudda Soomaaliya
- Nov 18, 2018
Nairobo{Khaatumonews}Guddiga Difaaca baarlamaanka ee dalka Kenya ayaa sheegay in dhismaha darbiga xuduuda ay la ...
Deg Deg Daawo Video:Horgaladii Dhulbahante iyo Maleeshiyaadkii Isaaq Oo Ku Jees Jeesay Boqorka Beelaha Daarood Oo Laascaanood Yimid.
- Nov 17, 2018
Laascaanood{Khaatumonews}Sida Aanu Wararkii Hore Khaatumonews.com idiin ku soo Gudbinay waxaa Maanta laascaanood Soo gaadhay ...