dahabshiil

War Deg Deg Daawo Video:-Mudaharaad Ka Socda Baydhabo kadib Iscasiladii Shariif Xasan

Baydhabo{Khaatumonews}Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa waxaa goordhow ka bilaawday dibad baxyo balaaran oo ay sameeynayaan dadka ku dhaqan magaaladaasi Baydhabo.

Halkan Ka Daawo Video

Dibad baxayaasha ayaa isugu soo baxay wadooyinka magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay kuwaasi oo ku dhawaaqayay ereyo ka dhan ah Shariif Xasan.

 

Banaanbaxayaasha ayaa taageerayay dowlada Soomaaliya ee uu hogaaminayo madaxweyne Farmaajo.

 

Dibad baxayaasha ayaa magaalada ka fujinayay boorarka uu isku soo sharaxay Shariif Xasan Sheekh aadan oo maanta is casilay islamarkaasina ku dhajinayay boorar uu ku xardhanyahay Madaxweyne Farmaajo.

 

marqura waxaa is badashay jawiga doorashada maamulka Koonfur-Galbeed ee Soomaaliya kadib is casilaadii Shariif Xasan Sheekh Aadan

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




script>
Deg Deg Daawo:Qarax Gaadhi Oo Ka dhacay muqdisho?
- Jan 23, 2019
Qarax ayaa goor dhow ka dhacay nawaaxiga Isgoyska Taleex ee Wadada Maka Al ...
DAAWO VIDEO:Fursad Mise Damaashaad Weeye Caleemo Saarka Madaxda Puntland
- Jan 23, 2019
Shabakada Khaatumonews.com waxaa ay halkan idiin Kusoo gudbinaysa Muqaal xaasaasi Ah oo laga ...
Maxamed Kaahin iyo Muuse Biixi Oo Madaxa Is kula jira?
- Jan 23, 2019
Xogta Khaatumonews.com Helayso ayaa Sheegaysa in khilaaf Culus ka dhex taagan yahay Wasirka ...
Ethiopia Oo Xabsiga Dhigtay Wasiir
- Jan 23, 2019
Wasiir hore oo ka tirsaan dowladda Itoobiya ayaa xabsiga la dhigay kaddib markii ...
Deg Deg:Madaxweyne Cagjar culus Xoogan Dareemaya?
- Jan 23, 2019
Jigjiga{khaatumonews}Wararka ka imaanaya magaalada Jigjiga ee caasimada maamulka Soomaalida ayaa sheegaya in halkaasi laga ...