dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Dagaal Mudaharaad Ka Dhacay Muqdisho”Farmaajo Waxaanu Ka Rabna inuu Sheego In Amison Ka Taliso Somalia inu Isagu ka Taliyo’

Waxaa goordhaw banaan bax looga soo horjeeday dil ay shalay Ciidamada AMISOM degmada Hiliwaa ugu geesteen dad shacab ah uu ka dhacay Isgooska Tarabuunka ee magaalada Muqdisho.

Halkan Ka Daawo Video

Dadka banaan baxa dhigayay ayaa ku dhawaaqayay ereyo ay uga soo hoprjeedeen Ciidamada AMISOM oo shalay si naxariis daro ah afar qof oo shacab ah u dilay kadib qarax loo dhigay.

 

Banaan baxayaasha ayaa ugu baaqayay dowlada Federaalka Soomaaliya in ay qaado talaabo deg deg ah ayna cadaalada marsiiso ciidamadii AMISOM ee shalay dilay afar qof oo rayid ahaa.

 

Dibad baxayaasha ayaa xiray laamiga Tarabuunka waxa ayna is hortaag ku sameeyeen kolonyo gaadiid ah ay wateen ciidamada AMISOM kuwaa oo markii dambe wadada xoog ku maray kadib rasaas ay fureen.

 

Ciidamada AMISOM ayaa shalay magaalada Muqdisho ku dilay afar qof oo ku sugnaa agagaarka Isgooska SOS, waxaana ehelada dadka la dilay sheegeen in aan la aasi doonin marxuumiinta ilaa wax laga qabto ciidamadii dadkaasi dilay

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 1)

  1. firdhiye says:

    muxuu sheegi isagii bay ilaaliyaane
    oo kaalaya amisom naftay idiin huraane maxaad ku haysataan yaa qadaad wayn




script>
Deg Deg:Somaliland Oo Magaca Iska Badelaysa
- Jul 23, 2019
Xildhibaan Maxamuud Maxamed Yaasiin “Dheeg” oo kamida Xildhbaanada Golaha Guurtida Somaliland, ayaa maanta shaaciyey ...
Caasha Geelle Gaalkacayo Laga Qabto””Hadaa Tahay Hooyo Sharaf Leh Ma Ragaad La Hirdami laheed Ma Hinaasad Badin Laheed “”
- Jul 22, 2019
Waxaan Daawaday Muqaalkan Haweenayda lagu Magacaabo caasha Geelle Diiriye oo kamid ah Haweenka Gaalkacayo ...
Deg Deg Daawo::-Ciidamada Buuhoodle Oo Fariin Udiray Maamulka Somaliland,
- Jul 22, 2019
Maamulka Somaliland ayaa wada olole la doonaayo in lagu maja xaabiyo Gobolka cayn iyo ...
Deg Deg Daawo:Puntland Oo Ciidan Xoogan Buuhoodle Ku soo Bandhigtay,
- Jul 22, 2019
Maamulka Puntland ayaa Magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Cayn Maanta kusoo Bandhigay Ciidamo ...
DAAWO:Dawlada Somaliya Dab Ku Qabanasa Boosaaso iyo Cali Saleebaan,
- Jul 22, 2019
Waxaan rabaa in aan wax yar ka iraahdo lacag ay Dawlada Dhexe u soo ...