dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:-Dawlada Turkiga Oo Soomaaliya U Soo Dirtay Wufuud Argagax Galisay Cadowga Somalia.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo qaabilay wafdi ka socda Dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga oo uu hoggaaminayo Wasiirka Gaashaandhigga dalkaas Mudane Hulusi Akar ayaa adkeeyey muhiimadda xiriirka soojireenka ah ee ka dhexeeya labada dal.

Halkan ka Daawo Video

Ujeedka safarka wafdigan ayaa ah sidii dowladda Turkigu u sii dardargelin lahayd taageerada ay u fidiso Soomaaliya iyo inay qiimeeyaan siyaabaha ay ku sii horumarin karaan taageerada Ciidamada Qalabka sida ee dhinacyada tabobarka iyo qalabaynta.

 

Madaxweyne Farmaajo ayaa Dowladda Turkiga uga mahadceliyey kaalinta muhiimka ah ee ay ka qaadanayso dib-u-dhiska Ciidamada Qalabka sida, taasi oo asaas u ah in ciidanka Soomaaliyeed ay si buuxda u xaqiijiyaan ammaanka dalka.

 

Madaxweynaha iyo wafdiga ka socday Dowladda Turkiga ayaa ka wada hadlay dadaallada Dowladda Turkiga ee tabobaridda Ciidamada Qalabka sida iyo sidii loo dardargelin lahaa dhisidda iyo kobcinta qaybaha kala duwan ee Ciidamada Qaranka, gaar ahaan kuwa Dhulka, Cirka iyo Badda.

 

Wafdiga ayaa dhankooda uga mahadceliyey dowladda Soomaaliya soo dhawaynta diirran ee loo fidiyey, iyaga oo xusay sida ay Dowladda Turkiga uga go’an tahay joogtaynta xiriirka istaraatijiga ah ee kala dhexeeya Soomaaliya.

 

Wafdiga Dowladda Turkiga ee maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa waxa qayb ka ah Wasiirka Gaashaandhigga Turkiga, Taliyaha Ciidamada Turkiga, Saraakiil sare oo ka tirsan qaybaha kala duwan ee Ciidamada Turkiga iyo Madaxa Hay’adda TIKA ee qaabbilsan arrimaha Horumarinta iyo Iskaashiga.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 9)

  1. Xaaji xarrago says:

    Cadowga ugu Wayne ee reer somaliland waa turkey oo hubaynaaya cadowgeena soo jireenka ah…. dawlada aan walaalaha nahay ee emarates ka…

    Dakada xamar Waxaa haysta shirkad turkey ah
    Airportka xamar Waxaa haysta turkey
    Turkey waa walaalaheen bay naga dhaadhicinaayaan waayo xamar oo qura ayuu ku eekaaday…

    Emarates waxay dhisaayaan airpotka Berbera
    Waxay dhisaayaan Dakada berbera
    Waxay kalooy dhisaayaan wadada Berbera ilaa wajaale oo tii hore aan ahayn
    Waxay qalab badan oo militery siiyaan si joogto ah Ciidamada somaliland
    Waxay qalabayn iyo tobabar isugu daraayaan Ciidamada somaliland.

    Markaa ma emarat baa cadow noo ah mise turkey mise xaasid nimo ayay ka tahay… adeeer anba hadla ama daaya emarat waa walaalahayo

  2. firdhiye says:

    Turkey wa walaalaha qadaad wayn Emirates iyo Sacuudigu waa cadaw oo Somaliland bay wataan
    turkigu waa cadawga Somaliland waana cilmaaniyiin bidco iyo diin laan wata
    trump cuna qabatayn dabada u qabtay
    fifa KSA
    fifa UAE
    fifa Somaliland Republic

  3. Garbadiiri Gacan Libaax says:

    Argagax gelisay cadawga Faqash ta kkkkkk
    Kurdish ku waabu addoondaaye hubka la siiyo xaggee faqashtu ku xoreeyaan ma BUULO XAAWO IYO DHEBBED KKKKK
    UGAR DHAC BAA YAABTEY IYO MIDGII REER GARBAHAAREY Iyo Qaafuurta Burundi
    @ anigoo buulaxaawo jooga

  4. Waali ictiraaf says:

    Argagaxisadii iidoor cabaad koodaa baxaya.
    😥 WAANALA XASUUQAYEEY.
    😥 TURKEY WAA CADOWGA ARGAGSXISADA QALDAAMADA.
    😥 C/WELI ISIMADA U DIRAAY.WAAWAREEY.
    😥 SOMALI SOO KABATEEY.MEEDAY ARGAGAXISADII.
    😥 ETHIOPIA IYO JABUUTI WAA CADAWGEENA.
    😥QABUURAHA HALA SOO FAAGO ICTIRAAF BAYNU KU DOONAYNAA.
    😥CARRE HALA SOO QABTOOY WUUNA XASUUQAYAAYE.
    😥SIYAAD BARRE BAA NA CASUUQAY.
    😥 ENGRIIS BAA SOON, SANAAG IYO CAYN ISIIYAY.
    😥 SACUUDI IYO IMAARATES WAA WALAALZHAYO
    😥 HAWADII BAA FARMAJO NAGA DHACAY.
    😥 CABURIYA SHACABKA OO XIRA.XAMARNA U DIIDA INEEY AADAAN.
    😥 SHACAB KEENA XAMAR AYUU KU QULQULAYAA.
    😥 BADMAN GACANTAYADII WAY KA BAXDAY.
    😣REER CABAAD WEEYNE.
    😣ISHII BUKTAAY KU BIKAACSO.WALIGAABA CABAAD.

  5. Lafaruugaawi says:

    Waalli khaniis
    Dicht je groote anus daarom je bent walvis 🐳 daakloos QAAFUUR YAHAW kaniisadaha Netherlands ka tuugsadaa
    @ allaw u siyaadi somaliland

    • Waali ictiraaf says:

      Lafo-doofaar-ruuge
      Garacii Kacaaknow MA shuun dheertii KU dhashay baa isu go’day oo alambakhadii iyo
      Dabadiibaad kala gran weeyday. MA niikadii beey beey Nederland u doonatay.Igu soo xawil Lafo ayaan kuu soo dirayaaye.

    • WARAN says:

      DHALFARUUGAAWI
      WELIGAABA KHANIIS XUN OI NEDERLAND KA DEWERSADA AYAAD AHAYD OO MARKIISII HORENA DULCAD UYO XARSHIN QAXOOTINIMO U TEGEY OO KYSOI BARTAY KHANIISNIMO MARKAA WELIGAABA CABAAD , DAMEER AAN FUUSHANAHAY DHUUSADIISU MAXAY I YEELAYSAA

  6. Libaax Ciije says:

    Waalli khaniis
    Dicht je groote anus daarom je bent walvis 🐳 daakloos QAAFUUR YAHAW kaniisadaha Netherlands ka tuugsadaa ee 00000.00000 ga ahi Somaliba ma tihide Ina mushunguli iska niiki
    @ istunka afgooye

  7. Waali ictiraaf says:

    Xabaalo Ciije
    IiKaalay anigaa Niiko dabada kanga duleelinayee ayadoo bilaasha.
    Sidii hooyadaa niikada lagaaga dhalay baan kuu duleelinayaa ee iskeen huunno.




script>
Deg Deg:Digniin Loo Diray Shacabka Muqdisho.
- Mar 24, 2019
Amaanka magaalada Muqdisho ayaa u muuqda mid faraha kasii baxaya mudooyinkii ugu dambeeyay, waxaana ...
Deg Deg:Axmed Madoobe Magacaabay Guddiga Doorashada Jubaland iyo Tiradda Xubbnaha +Magacyadooda.
- Mar 24, 2019
Madaxwaynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa magacaabay Guddiga Madaxa-Bannaan ee Xuduudaha ...
Deg Deg: Ciidamada dowladda oo sii daayay SARKAAL sare oo Al-Shabaab ah
- Mar 24, 2019
Ciidamo ka tirsan Guutada 14-ka Octoobar ayaa sii daayey sarkaal sare oo ka tirsan ...
Deg Deg Daawo:Somaliland Sir Culus Oo La Qarxiyay.
- Mar 23, 2019
Warbaahinta Hargaysa ayaa dabagal xoogan ku samaysay shaqaalaha iyo xubanaha Ka soo jeeda Deegaanka ...
DAAWO::Odayaasha Gobalka Awdal Oo Hanjabaad Udiray Muuse Biixi Kuna Baaqay Dagaal.
- Mar 23, 2019
Odayaasha waxgarad deegaanka Borama ayaa Digniin Culus u Diray Hogaamiyaha maamulka SNM Muuse ...