Deg Deg Daawo Video:Qudbadii Shariif Xasan Sababta Uu Isku casilay Sheegay
Madaxweynihii Hore Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan oo maanta Iska casilay Xilka Madaxweyne Ee Koonfur Galbeed Islamarkaana Ka tanaasulay In uu U tartamo Xilka Madaxweyne nimo ee Koonfur Galbeed ayaa sheegay Sababta uu isku casilay.
Halkan Ka Daawo Video
Shariifka waxaa uu sheegay in sababta ugu weyn ee Uu isku casilay inay tahay dawlada Soomaaliya oo La wareegtay Barlamaankii Koonfur Galbeed Islamarkaana Xamar Uqaaday kuna soo Tashkiilisay In aysan Dooran shariif xasan,
Dagaalka Dawlada Iyo maamulada Dalka ayaa Haatan maraaya Meel adag waxaana dawladu ilaa hada la Dagtay labo Kamid ah maamulada Dalka halka sadexna Ay Ku mashquulsan tahay inay Mariso wadada ay Marisay Hirshabeele iyo Koonfur galbeed.
Loading...
Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.